Wararka

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Gaas oo Magaalada Nairobi kulamo kula Leh Madax ka Tirsan Beesha Caalamka

 Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii ugu dambeeyey safar shaqo ujooga dalka Kenya gaar ahaa Caasimadda dalkaasi ee Nayroobi ayaa waxaa uu kulamo muhiim ah la qaatay Madax katirsan beesha caalamka . Kullan gaar ah oo ay wada qaateen Madaxweyne Gaas iyo Safiirka Switzerland ee Soomaaliya, Ambassador Langen bacher ayaa waxaa ay uga wada hadleen xiriirka ka dhaxeeya ...

Read More »

Guddiga Xuduudaha oo ka Hadlay kulamo ay la Qaateen Qeybaha Kala duban ee Bulshada

Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka  ayaa Bilaabay kulamo wadatashi ah ay la yeelanayaan qeybaha kala duban ee Bulshada Soomaliyeed iyagoona sheegay in lasii xoojin doono Kulamada wadashiga  ah Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeyb Galay Aqoonyahanno, Waxgarad Ururada Haweenka Dhallinyaro iyo Abwanno Soomaaliyeed, waxaana goobjoog ahaa Xubno ka Socday Wasaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Xildhibaanno Baarlamaanka ...

Read More »

Dowlada Uganda oo Soo Dhaweysay Taageerida  Shiinaha ay siineyso Taliska Amisom ee Soomaliya

Dowlada wadanka Uganda ayaa soo dhaweeysay Taagerida Dowlada shiinaha ay siineyso ciidamada Midowga Africa  amisom  ee soomaliya ku sugan kuwasoo Dagaalo kula Jira al-shabaab Madaxa Difaaca Ciidamada Uganda Gen. Katumba Wamala  oo wareysi siiyay wakaalada wararka shiinaha ka soo Baxda ee Xinhua ayaa sheegay in ay aad u soo dhaweynayaan Taagerida dowlada wadanka shiiinaha ay siineyso Taliska amisom ee soomaliya ...

Read More »

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay xariga wariyayaasha Soomaaliyeed

Ergayga- gaarka ah ee Xoghayaha Guudd ee Qaramada Midoobay, Nikolas Kay ayaa cambaareeyay xariga laba wariye ee telefishinka Universal iyo sida xooga leh ee loo xiray xafiiska Telefishinka Universal ee Muqdisho 02 Oktoober 2015. “Waxaa aad muhiim u ah in ay warbaahintu ahaato mid xor ah, madaxbanaan, kalana duwan”, ayuu yiri Ergayga gaarka ah, Nikolas Kay. “Xuriyatul Qoolka waxa ay ...

Read More »

Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Saakay Laga Dareemayo Deegaano Hoos Yimaada Gobolka Mudug

Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa saakay laga dareemayaa qeybo kamid ah Gobolka Mudug Gaar ahaan deeganka Camaara ee Gobolkaas ay ku sugan Yihiin ciidamo ka Tirsan xarakada al-shabaab Wararka naga soo Gaaraya Magaalada cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo ka Tirsan kuwa Maamulka Galmudug in ay ka Ruqaansadeen deegankaas iyagoona ku wajahan  deeganka Camaara Ee Gobolka Mudug Ciidamada ayaa la ...

Read More »

Wasiir Maareeye “Waxaa jira cinwaanno been abuur ah oo magacyada Madaxda lagaga been sheego”

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa shaaciyay in uu jiro cinwaan barta bulshada wadaagto loo adeegsado, isla markaana ah mid been abuur ah oo la doonayo in lagu waxyeeleeyo magaca Wasiirka iyo tan Wasaaradda, isla markaana lagu soo daabaco warar been abuur ah oo ka dhan Wasiirka. Wasiir Maareeye ayaa tilmaamay in ...

Read More »

Al-shabaab oo sheegtay in ay la Wareegeen Deegaanka Sabuun Ee Duleedka Magaalada Jowhar

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay la wareegeen Deegaanka Sabuun Ee duleedka magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka  Shabeelaha dhexe Barqanimadii Maanta Warar lagu Baahiyay Baraha al-shabaab ayaa lagu sheegay in al-shabaab ay la wareegeen Deegaanka Sabuun Ee duleedka magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka  Shabeelaha dhexe ay Mudooyinkii dambe  ku sugnaayeen ciidamada dowlada soomaliya waa sida Hadalka loo  dhigay Ilaa Hada ...

Read More »

Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Xariga loo Geystay Maamulkii Tv-ga Universal Xaruntisa Magaalada Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo dalka dib ugu soo laabtay oo  mudooyinkii dambe ku sugnaa Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa ka Hadlay wixii ugu soo qabsoomay Safarkiisa dalka Kenya Wafdiga Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada waxaa kusoo ...

Read More »