Wararka

R.Wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Ambasador Abdillahi Siciid Cismaan oo Dalka Mareykanka ku Geeriyooday.

.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Danjire C/laahi Siciid Cismaan oo shalay ku geeriyooday dalka Mareykanka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u direy ehelladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum ...

Read More »

Madaxweyanaha soomaaliya oo kulamo la qaatay gudiga difaaca baarlamaanka dalka Kenya.

Madaxweynaha soomaaliya xasan sheikh maxamuud ayaa kulan qaatay 3 saacadood waxaa uu la qaatay madax kja tirsan gudiga difaaca baarlamaanka dalka Kenya. Madaxweynaha xasan sheikh ayaa gudigaasi wax ka weydiiyey sida ay ciidanka Kenya ee amisom  ee u wadaan howl galada ka dhanka ah ee ka socda xadka ay la wadaagaan soomaaliya . Gudigaasi  uu  madaxweynaha soomaaliya  kulamada la qaatay ...

Read More »

Dowladda Kenya oo Sheegtay in Ciidankeedu ay sii joogayaan Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Kenya uhuuro Kenyatta ayaa sheegay in ciidanka Kenya ee ka jooga soomaaliya uu san kala soo bixi doonin dalka soomaaliya xili uu ka hadlayey aas qaran oo loo sameeyey ciidankii Kenya uga geeriyooday ceel cadde. “Ciidankeena kama soo bixi doonaan soomaaliya ilaa iyo alshabaab ay ciribtiraan waxaan sii wadi doona dhameestirka guusha howl galka amisom ayuu yiri uhuuro ...

Read More »

Madaxweynaha Puntland iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee arrimaha Soomaaliya oo kulmay

Madaxweynaha  Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii la socdey  ayaa Maanta 27-Jan-2016-ka ku qaabilay Xarunta Villa Hargaysa  ee Madaxtooyada Soomaaliya Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michael Keating  iyo kuxigeenkiisa. Madaxweynaha iyo Wakiilka xog-haya guud ee qarammada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa kulankooda waxyaabihii ay  uga wada hadleen waxaa kamid ahaa  shirka Madasha  wadatashiga ...

Read More »

Madaxweynaha Negeria Muhammadu Buhari oo gaaray Magaalada Eldoret

Madaxweynaha wadanka Negeria Muhammadu Buhari ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada  Eldoret ee koonfurta dalka Kenya, Waxaa garoonka kusoo dhaweeyay ,madax uu kamid yahay Madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta. Waxaa sidoo kale lagu dhaweeyay 12-xabadood ay rideen ciidamada difaaca dowlada Kenya oo xiligaas ku sugnaa garoonka diyaaraha Magaalada Eldoret. Madaxweynaya ayaa loo galbiyay xarun loogu talagay Madaxda ka ...

Read More »

Akhriso:-Guddoonka Baarlamaanka Oo Go’aan Kasoo Saaray Wadatashiga Qaran Ee Doorashooyinka

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan kasoo saaray wadatashiga qaran ee doorashooyinka 2016-ka dalka ka dhacaya looga arinsanyo. Hadaba go’aanka Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Hoos Ka Akhriso:- Go’aanka Golaha Shacabka 27.01.2016 Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Guddoonka Baarlamaanka Media & Public Relation office of Speaker

Read More »

Dhageeyso:- Gudoomiyaha Gedo” Waa Wax Aan Sal iyo raad laheyn in la dilay gudoomiyiha Ceel-Cadde”

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Ee Maamulka Jubbaland Axmed Buule Maxamed oo La hadlay Warbaahinta Simba  Ayaa been Abuur ku tilmaamay in la dilay Gudoomiyaha Deegaanka Ceel-Cade Ee Gobolka Gedo Cabdi Cali oo lagu neeynaaso Abdi Qoorleeh . Gudoomiya Buule ayaa sheegay in Warkaasi uu yahay Mid been Abuur ah Gudoomiyahana uu nool yahay islamarkaasina uu shalay ku dhaawacmay Dagaal ka dhacay ...

Read More »

Dhageyso:- Maamulka Puntland oo Sheegay in uu Fashilmay Shirkii Lagu go’aamin Lahaa doorashada Soomaliya

Maamulka Puntland  ayaa sheegay in uu fashilmay shirkii Lagu go’aamin lahaa doorashada soomaliya ka dhacaysa sanadkaan 2016-ka Afhayeenka Maamulka Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac “Quraan Jecel” oo maanta warbaahinta kula Hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gabi’aanba uu fashil kusoo dhamaaday shirkii madasha wada-tashiga qaran ee ka socday Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaliya, Cabdullaahi Maxamed Jaamac “Quraan Jecel” waxa uu sheegay ...

Read More »