Wararka

Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud “Dhallinyaradu Waa in shaqooyin loo Sameeyo.”

Madaxweyanaha Soomaliya Xasan sheikh Maxamuud oo Hadal kooban ka jeediyay Furitaanka shirka ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo hufnaanta maaliyadeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in dowlada soomaliya ay ka Go’an Tahay in shaqooyin loo sameeyo dhalinyarada Soomaliyeed ee shaqo la’aanta ah xiligaan, Mudane Xasan sheikh Maxamuud  Madaxweynaha dowlada Soomaliya ayaa sheegay in dhalinyarada soomaliyeed ee shaqo la;aanta ah ay ku ...

Read More »

Ciidamada al-shabaab oo la Wareegay Tuulooyin iyo deegaano  Hoos Yimaada degmada Dhoobleey

Wararka caawa ka Imaanaya Gobolka Jubada-Hoose ayaa sheegaya In ciidamada xarakada al-shabaab ay la wareegeen Tuulooyin iyo deegaano  Hoos Yimaada degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubada-Hoose, Dadka deeganka Tuulo Barwaaqo oo la Hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho  ayaa sheegay in deegaanka uu ka dhacay dagaal xoogan oo dhaxmaray ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa al-shabaab oo markiib Hore weerar kusoo qaaday ...

Read More »

Madaxweynaha oo furay shir ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo hufnaanta maaliyadeed ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir laba maalmod socon doona oo ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo hufnaanta maaliyadeed ee dalka. Madaxweynaha oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa ka warbixiyay xaaladda dalka iyo muhimadda ay leedahay in si hufan loo dhiso hay’adaha, isla xisaabtanna uu jiro, arinkaas oo uu sheegay inay ...

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaliya oo soo dhaweeyay Sarkaal ka Tirsanaa Al-shabaab oo isku soo Dhiibay Ciidamada XDS

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada soomaliya C/qaadir Shiikh Cali Diini ayaa soo dhaweeyay sarkaal la sheegay in uu Horey ugu Tirsanaa al-shabaab oo isku dhiibay Ciidamada dowlada soomaliya ee Gobolka Gedo ee Koonfurta dalka soomaliya, Sarkaalka ciidamada dowlada soomaliya isku dhiibay ayaa la sheegay in uu u dhashtay dalka Mareykanka waxaana lagu magacaabaa abdimaalik John, mudooyinkii dambe wuxuu ka Tirsanaa ciidamada al-shabaab ...

Read More »

Xarakada Al-shabaab oo Xukun dil ah ku Fulisay Wiil la Sheegay in uu Kufsaday Gabar

Maamulka al-shabaab ee degmada Buur-hakaba ee al-shabaab  ayaa xukun Dil ku Fuliyay wiil la sheegay in uu Kufsaday gabar kamid aheyd dadka deeganka degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay, Wiilka xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa Magaciisa Lagu sheegay Xasan Macalim Madeey waxaa la sheegay In Mudo ka Hor uu kufsaday Gabar Lagu Magacaabo Xabiibo Caliyoow Cabdullaahi, Fagaaraha degmada Buur-hakaba ee ...

Read More »

Dowlada Gree-ga oo sheegtay in ay ku guuldareysatay Qabashada Abdelhamid Abaaoud  Sanad ka Hor

Booliska Dalka Gree-ga ayaa sheegay in ay ku guuldareysteen  sanad ka Hor qabashada Abdelhamid Abaaoud  oo ah Maskaxdii ka dambeysay weerarkii Bilo ka Hor Lagu qaaday magaalada Paris ee dalka France. War kasoo baxay Madaxda Booliska Magaalada Athens ee dalka Gree-ga ayaa Lagu sheegay in Sanadkii aynu soo dhaafay Bisha markey aheyd Junuary ay ku guul dareysteen ciidamada Booliska Magaaladaas ...

Read More »

Ciidamo ka Tirsan kuwa dowlada Soomaliya oo dhaawac u geystay Askari ka Tirsan kuwa “Minashiibiyada”

Wararka aynu ka helayno degmada Warta-nabada gaar ahaan Xaafada Geed-jaceel ayaa sheegaya in ciidamo ka Tirsan kuwa dowlada soomaliya ay xafadaas ku dhaawaceen askari ka Tirsan kuwa “Minashiibiyada” oo xiligaas ku Howlanaa qaadista Canshuurta Degmooyinka Gobolka Banaadir, Askari la dhaawacay ayaa ka Madax adeegay in uu dhigo Qori uu watay oo ay ciidamada ka Tirsan kuwa dowlada soomaliya ay ku ...

Read More »

Laamaha Amaanka Kenya oo Sheegay in Ninkii ka dambeeyay Weerarkii Jaamacada Gaarisa uu ku biiray Daacish

Sirdoonka Dowlada Kenya ayaa sheegay in Hogaamiye sare oo fuliyey weerarkii jaamacada gaarisa kana Tirsanaa Al-shabaab  uu ku biiray garabka Al-shabaab ee kooxda daacish. Mohamed Kuno alias Gamadhere oo Kenya u dhashay ayaa horay dowlada Kenya ay u dul dhigtay madaxiisa iyo cidii keenta macluumaad sahli kara soo qabashadiisa lacago dhan a $215,000 (Sh21.9 million) . Kanu oo sidoo kale ...

Read More »