Wararka

Ururka IOM oo Warbixin kasoo saaray Tirada ku dhimatay Badda Mediterranean Sea

Warbixin uu maanta soo saaray Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka dunida ee Marka lasoo gaabiyo lagu magacaabo(IOM) ayaa sheegay in Labadii bilood aynu soo dhaafnay ay dhinteen qaxooti gaaraya 400-qof oo doonayay in ay ka gudbaan  badda Mediterranean Sea si ay usii gaaraan dalalka Yurub, Ururka oo maanta oo Talaado warbixin soo saaray ayaa sheegay in ay sii korortay tirada ...

Read More »

Faahfaahin kasoo baxaysa Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo

Faafaahino dheeri ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo maanta ka dhacay Gudaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Qaraxa ayaa lala beegsaday ciidamo ka Tirsan kuwa Maamulka Juba-land gaar ahaan ciidamo ka tirsan kuwa Booliska oo watay gadiid noociisa lagu sheegay kuwa dagaalka gaar ahaan cabdi bilaha. Sida ay sheegayaan wararka qaraxa waxa uu waxyeelo uu kasoo gaaray ciidamo ...

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo kulan kula qaatay Garoowe Wafti Ballaaran oo ka socda Beesha Caalamka

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta 09-Feb-2016 kusoo dhoweeyey Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Wafti Ballaadhan oo heer Caalami ah oo uu hoggaaminayo Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating. Waftiga ayaa sidoo kale waxaa  ka mid ahaa Danjirayaasha IGAD, Talyaaniga, Midowga Yurub, Ingiriiska, ...

Read More »

Wasiir Odawaa iyo Madaxweyne Guuleed oo si wadajir ah u dhaxdhigay Dekada Magaalada Hobyo

Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa  iyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guulee d ayaa  Maanta si wada jir ah u dhagax dhigay Dekada Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. Dhagax dhiga Dekada Magaalada Hobyo  waxaa ku sugnaa Wasiiro ka Tirsan Maamulka Galmudug iyo xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka maamulka Galmudug iyo waxgradka degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Dhanka kale ...

Read More »

Dowlada kazakhistaan oo Sheegtay in laba Muwaadin oo dalkeeda u dhashtay ay ka badbaadeen Qaraxii Daallo.

Wasaaradda arrimaha dibada dalka kazakhistaan ayaa sheegtay in laba muwaadin oo dalkeeda u dhalatay ay ka badbaadeen weerarkii isbuucii tagay loo geestay diyaarada daallo airlines . Labada nin ee ka badbaaday qaraxaasi daallo qabsaday ayaa magacyadooda ay ku sheegtay wasaaradda arrimaha dibada dalka kazakhistaan Sergey Severin  iyo Nikolay Bochkarev . Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibada kazakhistaan Anuar Zhainakov ayaa wargeyska Kazinform ...

Read More »

Saraakiil ka Tirsan Waaxda Duulista Hawada Somaliya oo Loo Xiray Tuhun la Xiriira Qaraxii ka dhacay Daallo Air Line.

Xubno ka tirsan Waaxda Duulista Hawada Somaliya, ayaa la sheegay in loo xiray tuhun la xiriira qaraxii ka dhex dhacay diyaarada Daallo air air Line xili ay ka  duushay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho. Wakaalada wararka Xinhua oo soo xiganaysa saraakiil ka Tirsan dowlada soomaliya ayaa shaaciysay in labo sarkaal loo xiray qaraxii ka dhex dhacay diyaarada daallo air Line oo ...

Read More »

Wasiir Odawaa oo baaqNabadeed u direy Maamulka Ahlusuna Waljameeca

Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaliya C/raxmaan maxamed xuseen Odawaa ayaa baaq Nabadeed u direy Maamulka ahlusuna waljameeca ee Gobolada dhexe ka arimiya. C/raxmaan Maxamed xuseen Odawaa oo shalay gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in Loogu baahan yahay maamulka ahlusuna waljameeca in ay ka qeyb qaataan nabadeynta Gobolada dhexe ayna wada-hadal la galaan maamulka Galmudug. Wasiirka arrimaha Gudaha ...

Read More »

Michael Keating oo ku Wajahan Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal

Denjiraha Cusub ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Arrimaha Soomaliya Michael Keating ayaa maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Caasimada Gobolka Nugaal. Ujeedka safarka Denjiraha Cusub ee qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Soomaliya ayaa lagu sheegay  la kulanka madaxweynaha Maamulka Dr C/wali Maxamed cali Gaas oo kasoo horjeystay in doorashada soomaliya ka dhacaysa lagu saleeyo nidaamka 4.5. Mudane Michael Keating oo ...

Read More »

Xiisad dagaal oo Saakay ka Taagan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Xiisad dagaal oo u dhaxeysa Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa saakay ka taagan Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Mid kamid ah odayaasha ka sugan Magaalada gaalkacyo oo la Hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in  ciidamada Maamulka Puntland ay yihiin kuwa wada dagaalka isgoona ugu baaqay Madaxda Maamulka Puntland in ay joojiyan dagaal mar kale ka bilowda Magaalada ...

Read More »

Ahlusuna oo kasoo Horjeesatay Maamul laga dhisayo degmada Hobyo

Maamulka ahlusuna waljameeca ee Gobolka Dhexe ayaa ku eedeeyay wasiirka arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaliya C/raxmaan Maxamed xuseen odawaa mid doonaya in uu si sharci daro ah maamul kaga dhiso degmada Hobyo ee Gobolka Mudug C/laahi xirsi diirshe Daacad Madaxweyne ku xigeenka Maamulka ahlusuna oo la hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay In wasiirka arrimaha Gudaha uu wado qas ...

Read More »