Wararka

Dagaallo Qasaare geystay oo ka dhacay Gobolka Bakool.

Deegaanka Goof-gaduud oo qiyaas ahaan 30-KM u jira Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa dhacay dagaallo xooggan oo u dhexeeyey Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo Koonfurgalbeed oo isku dhinac ah iyo Waliba Ciidan taabacsan Xarakada Al-shabaab. Dagaalka oo bilowday aroortii horev ee Saaka ayaa yimid kadib Markii Dagaalyahanno Al-shabaab taabacsan ay weerar xooggan ku ekeeyeen Fariisimo iyo Waliba Saldhigyo Ciidanka ...

Read More »

Guddoomiye Jawaari oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb iyo Kulamo ka socda magaaladaas.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wafdi Xildhibaanno iyo Siyaasiyin isug jira ayaa Maanta Waxaa ay gaareen Magalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka galgaduud. Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaanno iyo siyaasiyiin iyo Xubno kale oo dowladda Soomaaliya ka tirsan. Masuuliyiinta Maamulka Ahlusunna ayaa si weyn ugusoo dhaweeyey wafdiga Guddoomiyaha Gudaha Magaalada waxaana uu jawaari ku dhax lugeeyey ...

Read More »

Dhageyso:-Deg:Deg:-Madaafiic ku dhacday Qeybo ka mid ah Muqdisho.

Wararka Ka Imaanaya qeybo ka mid ah Degmada Warta nabadda ee gobolkan Banaadir ayaa sheegaya in Maanta tiroMadaafiic ah ay goor dhaw kusoo dhaceen qeybo ka mid ah Degmadaasi. Madaafiicda oon la garanaynin halka ay kasoo dhacayso ayaa waxaa ay ku dhaceen agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya gaar ahaa dhinaca soo xiga Xaafadda Caga dhiigta la yiraahdo ee degmadaasi. Waxaa ...

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Boosaaso Tagaya Maanta.

Madaxweynaha Jamhuuridda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta lagu Wadaa in uu tago Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari halkaas oo uu kaga qeybgalayo Munaasabad Maalinta barri ah lagu wado inay ka dhacdo magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari taasi oo lagu daahfurayo Garoonka diyaaradaha Magaaladaasi oo dhawaan dhismihiisa lasoo gabagabeeyey. Wafdiga Madaxweynaha ayaa wararka aan helayno waxaa ay sheegayaan ...

Read More »

Hogaamiyayaasha Jubbalnd iyo Galmudug oo xalay qaatay Kulan gaar ah.

Magaalada Cadaado ee gobolka galgaduud waxaa hadda ku sugan Wafdi uu horkacayo hogamiyaha Maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo shalay galinkii hore gaaray halkaasi oo ay u tageen arimo kala duwan. Xalay ilaa saaka kulamo kala duwan ayaa ka socda Magaalada oo ay wada leeyihiin Axmed Maxamed Islaam Madoobe hogamiyaha Jubbaland ee martida ah iyo walib Hogaamiyaha Galmudug Cabdikariin ...

Read More »

Kooxo hubaysan oo dil ka geystay Degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Wararka Ka imaanaya Degmada Baardheere ee gobolka gedo ayaa sheegaya in Xalay Kooxo hubaysan ay halkaasi ku dileen Sarkaal la sheegay inuu horay ugasoo goostay Xarakada Al-shabaab iskuna dhiibay maamulka degmada Baardheere ee Dowladda Soomaaliya. Ruuxaan ay toogteen Kooxaha hubaysan ayaa magaciisa lagu sheegay hariye Cali Joogtaan horayna A-shabaab uga tirsanaa haddana la xaqiijiyey in uu ka mid ahaa Maamulka ...

Read More »

Maamulka Jubbaland oo sheegay in Sugidda Ammaaka Kismaayo uu ku filanyahay.

Maamulka jubaland ayaa sheegay aysan jirin cid ay ka sugayaan sugida amaanka magaalada kismaanyo ee gobalka Jubada hoose oo xarun u ah maamulkaasi islamarkaan ay iyagu habeen iyo maalinba ay u taagan yihiin adkeynta amaanka guud ee magaalada oo marti galin doonta shirka looga hadlayo dooraashooyinka dalka ka dhici doona sanadkaaan 2016.   Afhayeenka maamulka jubaland cabdinaasir seeraar maax ayaa ...

Read More »

Maamulka Juba-land oo beeniyay in Ciidamada Ethopia Gacanta loo Galiyay Amaanka Magaalada Kismaayo+ Dhageyso

Afhayeenka Maamulka Juba-land C/naasir seeraar Maax oo Maanta warbaahinta kula Hadlay magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada-Hoose ayaa beeniyay wararka ku aadan in ciidamada Ethopia ee qeybta ka ah Howlgalka midowga africa  amisom ay la wareegeen gacanta ku heynta amaanka magaalada kismaayo. Mudane C/naasir seeraar  maax waxa uu sku Tilmaamay  wararka ku aadan in amaanka Magaalada Kismaayo gacanta loo galiyay kuwa ...

Read More »