Wararka

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir:- Amaanka Gobolka Banaadir Waa Mid Laysku Halayn Karo

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf xuseen jimcaale madaale oo wareysi siiyay laanta afka soomaliga ee Voa-da ayaa ka hadlay amaanka Gobolka Hiiraan iyo hab cusub oo loogu hortagaayo falalka amniga lidiga ku ah ee ka dhaca Gobolka  Banaadir. Mudane Yuusuf xuseen Jimcaale (Madaale) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir  ayaa sheegay in amaanka Gobolka Banaadir oo xiligan yahay mid kasoo ...

Read More »

Safiirka dowlada Jabuuti u Fadhiya Soomaliya oo ku Wajahan Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

Wafdi balaaran uu Hogaaminaayo Safiirka dowlada Jabuuti u fadhiya soomaliya Ambassador dayib dubad Rooble ayaa maanta ku wajahan Magaalada beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Qabad-qaabada lagu soo dhaweynayo wafdiga safiirka dowlada Jabuuti ee soomaliya  ayaa haatan Laga dareemayaa Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan iyadoo sidoo kale saro loo qaaday amaanka Magaalada Beledwyene. Magaalada Beledweyne waxaa haatan ka socda shirar u dhaxeeya ...

Read More »

Ciidamada dowlada Soomaliya iyo kuwa Amisom oo la Wareegay deegaanka Buur-weyn+Dhageyso

Ciidamada dowlada soomaliya  oo garab ka helaya kuwa Midowga Africa ee Amisom ayaa la wareegay deegaanka Buur-weyn ee hoostaga degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan. Saraakiil ka Tirsan ciidamada dowlada soomaliya oo horkacaya ciidamada dowlada soomaliya oo la hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay In ciidamada dowlada soomaliya ay u suurta gashay la wareegitaanka deegaanka Buur-weyn oo mudooyinkii ...

Read More »

Dhageyo:- Haweeney Xalay Lagu dilay Gudaha degmada Afgooye

Wararka naga soo gaaraya degmada degmada afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Gudaha degmadaas habeenkii xalay ahaa  lagu dilay haweeney kamid aheyd dadka deegaanka degmada afgooye. Nin ku hubeysnaa mindi ayaa la sheegay in uu dilay haweeney kamid aheyd dadka deegaanka degmada afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose kadib markii la sheegay in uu soo kala dhaxgalay muran ...

Read More »

Dhageyso:- Maamulka Ceel-buur ee dowlada Soomaliya oo Sheegay in ay dileen Sarkaal Shabaab ka Tirsanaa

Maamulka Degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay dileen Mas’uul  ka Tirsanaa al-shabaab kadib weerar ay ku qaadeen goobo ay ku sugnaayeen. Gudoomiyaha degmada Ceel-buur ee Gobolka Gobolka Galgaduud   Cabdi Maxamed Biya quute oo la hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada dowlada soomaliya ay weerar qorsheysan ay ku qaadeen deegaanka ceel-qooxle ee bariga Gobolka ...

Read More »

Dhageyso:- Xildhibaano kasoo Horjeystay Maamul loogu dhawaaqay degmada Hobyo

Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Galmudug ayaa kasoo horjeystay go’aankii Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed uu maamul ugu magacaabay degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Tiro xildhibaano oo maanta kulan ku yeeshtay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa si cad ugu soo horjeystay maamulka loo dhisay degmada Hobyo ee Gobolka  Mudug iyagoo ku tilmaamay maamul aysan ku qanacsaneen ...

Read More »

Quburo Mareykan ah:- Qaraxii Daallo Airlines Waxaa  lagu Fuliyey Qalabka  Raajada

Baaritaanada ay sameeyeen quburada ka socaday mareykanka ee ka tirsan hay-ada dambi barista mareykanka ee FBI  ayaa shaaciyey in waxyaabaha loo adeegsaday qaraxii diyaaradda daallo airlines ay ahaayeen qalabka Raajada oo lagu xiray computer laptob ah oo diyaarada lala raacay. Baarayaasha oo u dhashay mareykanka ayaa maanta waxaa ay u warameen tv-ga laga leeyahay isla mareykanka ee CNN waxaana ay ...

Read More »

Maxkamada Mareykanka oo Xukuno ku Riday dhalinyaro lagu eedeeyey dambiyo Argagaxiso.

Maxkamada dalka mareykanka ayaa xukuntay muwaadiniin soomaaliyeed oo looheestay in ay taageerayeen kooxo islaamiyiin ah oo mareykanka u aqoon sanyahay ururo argagaxiso. Ilaa iyo 5- dhalin yaro ayaa maxkamada sare ee fedaraalka dalka mareykanka ay xukumo ku riday kuwaasi oo lagu eedeeyey in ay taageerayeen ururka daacish ee ka dhisan dalka Syria. Dhalinyarada la xukumay waxaa ka mid ah cabdirizaaj maxamed ...

Read More »