Wararka

Baarlamanka Soomaliya oo Diiday in ay Su’aalo Weydiiyaan Wasiirka Amniga Gudaha

Wasiirka amniga Gudaha Xukuumada Soomaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa maanta Hortagay Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya si wax loogu weydiiyo arrimaha amniga la xiriira. Qaar kamid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaliya ayaa diiday in wasiirka amniga Gudaha kaliyah ay su’aalo weydiiyaan madaama kulanka ay ka maqan yihiin Taliyaasha ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida. Intaas Kadib Qaar kamid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaliya ayaa gudoonka ...

Read More »

Dhageyso:-Faah-Faahin ku Saabsan Dagaalka ka Socda Gobolka Mudug

Wararkii ugu dambeeyay ee xiligaan aynu ka helayno deegaanka Ceel-cabdi dheere oo ah deegaan u dhaxeeya Camaara iyo Ceel-Huur Ee Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa al-shabaab in ay wali ku dagaalamayaan. Sarkaal ka Tirsan ciidamada maamulka Galmudug oo goordhaweyd la hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dagaalka ay iyaga ku qaadeen ...

Read More »

Al-shabaab oo La Wareegay Xerada Melleteriga Laanta-Buuro ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Ciidamada al-shabaab ay la wareegeen xerada Laanta-Buuro oo aheyd xiligii dowladii dhexe  ee soomaliya xabsigii ciidamada asluubta  Soomaliyeed oo maalmihii dambe ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada Soomaliya. Ciidamadii Dowlada soomaliya ee ku sugnaa xerada melleteriga Laanta-Buuro ee Gobolka Shabelaha Hoose ayaa la sheegay in ay usoo ruqaansadeen dhanka degmada afgooye ee ...

Read More »

Baarlamanka oo Guddi u Magacaabay Baaritaanka la Xiriira Tacadiyo ay la Kulmaan Maxaabiista

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya ayaa guddi u magacaabay Baaritaanka la xiriira tacadiyo la sheegay in ay la kulmaan qaar kamid ah Maxaabiista ku xiran Xabsiyada ay Maamusho Dowladda Somaliya, Xubnaha Guddigan Xaqiiqo raadinta, ayaa ka kooban , guddiyada baarlamanaka ee cadaaladda xuquuqul, insaanka ,iyo amniga. ee baarlamanka Soomaliya. Xubnaha Guddigan loo magacaabay waxaa ka mid ah , Xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax, ...

Read More »

Dowlada Tanzania oo Sheegtay in ay dishay Rag Lagu Tuhmaayo Al-shabaab

Dowlada Tanzania ayaa sheegtay in ay dishay 3-ruux oo lala xiriirinaayo in ay kamid ahaayeen xarakada al-shabaab. Sarkaal ka Tirsan ciidamada Booliska dowlada Tanzania oo Lagu Magacaabo Liberatus Sabas, ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada booliska Tanzania  iyo rag lagu tuhmaayo in ay ka tirsanaayeen al-shabaab ay rasaas isku weedeersadeen woqooyiga Magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Taasina ay keentay in ...

Read More »

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad Sugida oo Baarlamanka Soomaliya Hortagaya

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ahaa waxa ay ku leeyihiin xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulanka Maanta waxaa xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya hortagaya wasiirka amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka C/raxmaan Tuur Yare. Wasiirka amniga iyo Taliyaha Hay’ada Nabad sugida ayaa shalay lagu waday in ay hortagaan xildhibaanada baarlamanka soomaliya si ...

Read More »

Wiil Soomali ah oo Lagu Toogtay Dalka Mareykanka

Booliska Magaalada Salt Lake City ee Gobolka  Utah  ee dalka Mareykanka ayaa toogasho ku dilay wiil soomali oo qaxooti ku ahaa dalkaas. Abdi Mohamed, oo 17-sano ah ayay booliska toogteen kadib markii ay ku eedeeyeen isaga iyo wiil kale oo la socday In ay weerar kusoo qaadeen xarun ay ku sugnaayeen ciidamada booliska  Magaalada Salt Lake City ee Gobolka  Utah   ee dalka ...

Read More »

Madaxweynaha oo dib u dhigay Socdaal uu ku Tegi Lahaa Sweden

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud   ayaa  dib u dhigay safar rasmi ah oo uu ku tegi lahaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden 1-da ilaa 3-da bisha March 2016. Booqashadan ayaa looga gol lahaa xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.  Soomaaliya iyo Sweden waxaa ka dhexeeya xiriir qota dheer, siiba dhinacyada horumarinta, dib u dhiska, soo dhoweynta ...

Read More »