Wararka

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo Gacanta ku Dhigay Maandooriye Lagu Beeray kaam ku Yaala Degmada Hodan

Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay maandooriye lagu beeray kaam ku dhex yaala Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. General Cali Xersi Barre (Cali Gaab), Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo maanta Saxaafadda u soo bandhigay maandooriyaha gacanta lagu soo dhigay ayaa sheegay in uu isagu ahaa maskaxdii ka dambeysay in la fashiliyo waxyaabaha xashiiska ee lagu beeray kaamka ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiekh Maxamuud oo Gaaray Maanta Dalka Imaaratka Carabta.

Madaxweynaha soomaaliya mudane xasan sheikh maxamuud ayaa maanta gaaray dalka imaaratka  carabta waxaana uu kulamo la qaatay masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowlada imaaratka carabta. Madaxweyne xasan sheikh iyo wafdi balaaran uu hugaaminayo  ayaa kasoo dagay magaalada Abu Dubai waxaana madaxweynaha iyo wafdigiisa loo dhaqaajiyey dhanka hotelka caanka ee Beach Palace. Gudoomiyaha magaalada Abu Dubai ahna sidoo kale ku ...

Read More »

Saraakiisha Ciidanka Dowlada oo sheegay in Al-shabaab Gawaari iyo Hub badan ay ku qaateen weerakii Laanta Buuro..

Iyadoo xalay ay weerar ku qaadeen Al-shabaab  saldhiga laanta Buuro ee dowlada  ayaa sargaal u hadlay ciidanka dowlada soomaaliya waxaa uu sheegay in xeredaasi ay Al-shabaab kaga qabsadeen  gawaari dagaal iyo hub xoog leh intii ay xerada Al-shabab maamulayeen. Sargaalkaan oo lagu magacaabo  Abdullahi ayaa wakaalada wararka ee reuters u sheegay in Al-shabaab ay gacanta kaga dhigeen 9 gawaari oo ...

Read More »

Baaritaan Lagu Sameyn Doono Dabkii Xalay Ka kacay Isbitaala Madiina iyo Banaadir

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa maanta Kormeer ku tagay isbitaalada Madiina iyo Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale)  ayaa sheegay in indha indheen uu ku sameeyay inta uu la eg yahay khasaaraha uu geystay dabka xalay ka kacay isbitaalada Madiina iyo Banaadir ee Magaalada Muqdisho , Sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir  ayaa  ugu ...

Read More »

Ciidanka Kenya oo Mombasa ka Qabtay Muwaadin Mareykan ah oo ka Tirsanaa Al-shabaab.

Ciidamada ka hortaga argagaxisada ee dalka Kenya ayaa soo qabtay  muwaadin mareykan ah oo ka tirsanaa alshabaab sida  uu sheegayo madaxa ciidanka booliska Mombasa  Francis Wanjohi . Ciidamada oo booliska ayaa guriga ninkaan laga soo qabtay sidoo kale ka soosaaray hub u badnaa qoryaha fudfud. Madaxa booliska Mombasa  francis wanjohi ayaa magaca ninkaan lagu tuhmayo ka mid ahaanshaha alshabaab ku ...

Read More »

Xafiis ay Kuwada Shaqeynayaan Qaramada Midoobe iyo Safaarada Imaaratka oo Muqdisho Laga Furayo

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobe ee soomaaliya Amb Michael Keating, ayaa kulamo  la qaatay safiirka imaaratka ee soomaaliya Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi. Kulanka labada masuul oo ka dhacay xafiiska Qaramada Midoobe ay ku leedahay magaalada muqdisho ayaa waxaa diirada lagu saaray doorka ay labada dhinac ee qaramada midoobe iyo imaaratka ay ku leeyihiin soomaaliya. Michael Keating, oo ah ergeyga ...

Read More »

Maxamed Ibraahin Pakistaan oo iska Casilay Xilka Xoghayaha Nusoj+Dhageyso

Maxamed Ibraahin pakistaan  oo ahaa Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaliyeed ee Nusoj ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu hayay. Shir jaraaid uu ku qabtay Magaalada Muqdisho ayuu ku shaaciyay Mudane Maxamed Ibraahim Pakistaan in uu iska casilay xilkii uu hayay kadib markii uu eegay sida uu sheeegay dhibaatada suxufiiyinta iyo  in aan xiligaan loo baahneen isqabqabsi ...

Read More »

Howlgal Lagula Dagaalamayay Ducumentiyada Been Abuurka oo Laga Sameeyay Suuqa Bakaaraha+Dhageyso

Ciidamada dowlada Somaaliya ayaa maanta  Howlgal lagu dagaalamayay ducumentiyada been abuurka waxa ay ka sameeyeen Gudaha Suuqa Bakaara Gaar ahaan qeybta Cabdala shideeye loo yaqaano oo kamid ah Goobaha lagu sameynayo ducumentiyada. Howl-gaalkaan ayaa badankiis laga sameeyey suuqa bakaaraha qeybtiisa cabdalaha shideeyaha  waxayna ciidamada ku qabteen dad badan oo ku howlanaa sameynta  ducumentiyada been abuurka sida Passapoorada iyo waxyaabo kale. ...

Read More »