Ciyaaraha

Branislav Ivanovic: Chelsea Waxay diyaar u Tahay guulo In ay gaarto

Daafaca kooxda Chelsea Branislav Ivanovic ayaa aaminsan in kooxda Chelsea ay dib kaga soo laaban doonto guuldarooyinkii soo gaaray kulamadii dambe. Chelsea ayaa 11-dhibcood aruursatay 11-kulan ay xili ciyaareedkaan ciyaartay dhamaan kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska  taasi oo ka dhigan in kaalinta 15-aad ay fadhiso kooxda Galbeedka London. Dhanka kale kooxda Chelsea ayaa haatan laga joogaa 6-bilood markii ay ku guuleysatay ...

Read More »

Goolhayaha kooxda Real Madrid Keylor Navas oo Laga Saaray Xulka dalka Costa Rica

Goolhayaha kooxda Real Madrid Keylor Navas ayaa laga saaray ciyaartooda xulka dalka Costa Rica ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka ee dalka Russia. Navas ayaa dhawaan ku dhaawacmay kulankii ay Real Madrid ka guuleysatay kooxda Paris Saint-Germain ciyaaraha Champions Leagu tasoo ka dhigan in uu seegi doono kulamada ay wajihi doonaan xulalka Panama iyo Haiti Squad in full: Goalkeepers: Esteban Alvarado (Trabzonspor), ...

Read More »

Valbuena iyo Benzema oo laga Saaray Xulka dalka France+ Xulka la Magacaabay

Karim Benzema iyo Mathieu Valbuena ayaa laga saaray xulka dalka France kulamada saaxibtinimo ay la ciyaari doonaan xulalka dalalka Germany iyo England. Weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa maalintii khamiista aheyd waxaa loogu yeeray maxkamada dalka France kadib markii la sheegay in uu qiyaano ku sameeyay laacibka Valbuena. Xulka La magacaabay Squad in full: Lloris (Tottenham), Mandanda (Marseille), Costil (Rennes); Evra ...

Read More »

Petr Cech : Beyer Munich Waa koox Cajiib ah oo u Qalmatay Guul

Goolhayaha kooxda arsenal Petr Cech ayaa ku Tilmaamay kooxda Beyer Munich koox awood badan kadib xasuuqii ay ku sameysay kooxda arsenal oo xalay booqatay garoonka Allianz Arena ee dalka Germany. Macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger’ ayaa Horey Beyer Munich kaga  adkaaday laakin xalay waxa loogu soo adkaaday 5-1 ciyaar ka dhacday garoonka Allianz Arena Goolhayihii Hore ee kooxda Chelsea Petr ...

Read More »

Marcelo oo la Sheegay in uu Seegi doono Ciyaaraha El-clasico

Macalimiinta Brazil iyo Real Madrid Rafael Benitez iyo Dunga ayaa wada shaaciyay in xidiga daafaca Bidix ka ciyaara Marcelo uu seegi doono kulamada Argentine iyo Kulanka kooxda Barcelona 27jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Brazil ayaa ku dhaawacmay kulankii Todobaadkii Real Madrid ay ka guuleysatay kooxda Paris Saint-Germain isagoona laga saaray ciyaarta qeybtii Hore. War maanta kasoo baxay labada Macalin  ...

Read More »

Wakiilka macalin Jose Morinho oo meesha ka saaray wararka ku aadan bixitaanka Macalinka

Wakiilka macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho Jorge Mendes ayaa meesha ka saaray wararka ku aadan in uu macalinka ka Tagaayo kooxda Chelsea xili uu bandhig xun ku Bilowday, Macalin Jose Morinho ninka reer Porugal  ayaa xili ciyaareedkaan bandhig xun ku bilowday kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska  11-kulan uu Horyaalka dalka Ingiriiska uu Hogaamiyay  waxa uu lumiyay 6-kulan Si Kastabada macalin Jose ...

Read More »

Milkiilaha kooxda Paris Saint-Germain oo Beeniyay in ay lasoo Wareegayaan Ronaldo

Milkiilaha kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa hoos u dhigay wararka ku aadna in ay lasoo wareegayaan laacibka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo Kadib markii kooxda dalka France ay guuldaro kala kulantay kooxda Real Madrid ciyaar ka dhacday garoonka Santiago Bernabeu kulan ka Tirsan Champions League ayuu saxaafada u sheegay Al-Khelaifi in aysan jirin wararka ku aadan in ay lasoo ...

Read More »

Louis van Gaal  oo Difaacay Sababtii ka dambeysay in uu Badalo Laacib Anthony Martial

Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa sheegay in uu Maqlaayay Saxanka Taageerayaasha kooxda Manchester United kadib markii uu badalay laacibka Anthony Martial ciyaartii ay guusha ka gaareen kooxda CSKA Moscow, Louis van Gaal Hogaamiyaha kooxda Manchester United ayaa Tilmaamay in uusan aheyn mid dhagool ah sababtii ka dambeesay in uu badalo ay aheyd in ay kooxdiisa guul ka ...

Read More »