Ciyaaraha

Akhriso:-Isku aadka Koobka Labaad ee Yurub Uefa Europa League

Isku Aaadka ayaa u dhacay sidaan: Manchester United v St-Ettienne Astra Giugriu v Genk Anderlecht v Zenit Legia Warsaw v Ajax Amsderdam Athletic Bilbao v APOEL Villarreal v AS Roma Celta Vigo v Shakhtar Donestk Ludogorets v København Olympiaos v Osmanlispor Gent v Tottenham Rostov v Sparta Prague Borussia Monchengaldbach v Fiorentina Krasnodar v Fenerbahce AZ Alkmaar v Lyon PAOK ...

Read More »

Isku aadka Champions League Beyer Munich iyo Arsenal, Barcelona iyo Paris Saint-Germain

Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 16ka ee Champions League iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh, kooxaha Bayern Munich iyo Arsenal ayaa wareegaan mar kale isku arkay sida la mid ah kooxaha Paris Saint-Germain iyo Barcelona. Kooxda difaacaneysa koobkaan ee Real Madrid waxa ay isku dhici doonaan kooxda Talyaaniga ee Napoli, halka kooxda Atletico Madrid ee gaartay ...

Read More »