Ciyaaraha

Laacibka Javier Mascherano  oo dib ugu Soo Laabtay Kooxda Barcelona

Javier Mascherano  ayaa kasoo kabsanaya dhaawac kasoo gaaray kulankii ay dhawaan la ciyaareen kooxda Real Madrid isagoona diyaar u ah kulanka caawa ay la ciyaari doonaan kooxda Real Sociedad Laacibka heerka caalami xulka dalka Argentine ayaa dhaawac loogu saaray ciyaartii dhawaan ay 4:0 ay kaga adkaadeen kooxda Real Madrid isagoona seegay kulankii ay ka adkaadeen kooxda AS Roma kulamada Champions ...

Read More »

Clarence Seedorf oo Lala Xiriirinaayo Shaqooyinka kooxaha Newcastle United iyo QPR

Macalinkii Hore kooxda AC Milan Clarence Seedorf ayaa sheegay in uu aad u jecelyahay in uu shaqo ka qabto  Horyaalka dalka ingiriiska, Xidigii Hore ee kooxda ac Milan ayaa lala xiriirnayaa kooxaha Newcastle United iyo QPR isagoona sidoo kale sheegay in uu aad u jeclaa in uu ka ciyaaro Horyaalka dalka Ingiriiska waayihiisa kooxda ac Milan ee Horyaalka dalka Talyaaniga, ...

Read More »

Arturo Vidal: Bayern Munich Way ka Awood badan Tahay kooxda  Juventus,

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Arturo Vidal ayaa aaminsan In kooxda Beyer Munich  ay ka awood badan Tahay kooxdiisa Hore ee Juventus, Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Chile ayaa dhawaan ka Tagay Magaalada Turin ee dalka Talyaaniga isagoona ku biiray kooxda dalka germany ee Beyer Munich oo kamid ah kooxaha xiligaan ugu awooda badan qaarada Yurub, Dhan ...

Read More »

Barcelona oo Xaqiijisay in Xidiga Sergi Roberto uu Seegi Doono kulanka Real Sociedad

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Barcelona Sergi Roberto ayaa seegi doona Kulanka caawa ay la ciyaari doonto kooxda Barcelona  kooxda Real Sociedad Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain ayaa dhaawac dhanka Muruqa ah waxa uu kasoo gaaray intii ay socotay ciyaartii ay la ciyaareen kooxda as roma Kulamada Champions League, Dhanka kale Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in xidiga Roberto uu ...

Read More »

Liverpool oo Mar kale Weynaysa Xidiga Daniel Sturridge+ Team-ka la Magacaabay

Kooxda Liverpool ayaa mar kale weynaysa weeraryahankeeda Daniel Sturridge kulanka ay goor dhaw la ciyaari doonto kooxda Bordeaux kulan ka Tirsan Europa League Xidiga Heerka Caalami ee xulka dalka Ingiriiska Sturridge  ayaa wali Fursad u helin in kooxda uu Hogaamiyo  Macalin Jurgen Klopp uu kasoo Muuqdo Tan iyo Bishii October. Liverpool starting XI: Mignolet; Clyne, Toure, Lovren, Moreno; Lucas, Allen, Milner; Ibe, ...

Read More »

Isco: Real Madrid waa In ay Saxdaa Qaladaadkeeda

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Isco ayaa ugu baaqay dhamaan Ciyaartooda kooxda Real Madrid in ay wax  badan ka Bartaan qaladaadkii ay sameeyeen Kulamadii Ugu dambeeyay kadib guushii ay ka gaareen kooxda Shakhtar Donetsk.. Rafael Benitez’ ayaa wali bandhig wanaagsan ka Haysta ciyaaraha Champions League kadib guushii ay ka gaareen kooxda Shakhtar Donetsk kadib goolala ay ka haleen ...

Read More »

Cahill “ Waxaaa la Gaaray Xiligii ay Guulaha gaari jirtay kooxda Chelsea  

Daafaca Kooxda Chelsea Gary Cahill ayaa ka Hadlay waxa ay kala Kulmi doonaan kooxda Totenham Kulanka London derby ee dhacaya axada soo socota, The Blues ayaa sabtidii aynu soo dhaafnay ka Guleysatay kooxda Norwich iyadoona sidoo kale Todobaadkaan Guul  Muhiin ah ka gaartay kooxda dalka Israel ee Maccabi Tel Aviv Kulamada Champions League, Dhanka kale Cahill ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ...

Read More »

Chelsea oo bisha Junuary u dhaqaaqay xidiga  Ribery

Kooxda Chelsea ayaa markuu suuqa kala iibsiga Furmo u dhaqaaqi doonta weraryahanka kooxda Beyer Munich iyo qaranka dalka France ee Franck Ribery Milkiilaha kooxda Chelsea ninka reer Russia Roman Abramovich ayaa aaminsan in kooxdiisa u baahan tahay Tahay xidiga qibrada badan ee Franck Ribery kasoo mudooyinkii dambe dhaawacyo kaga Maqnaan kooxdiisa Beyer Munich, Majalada Daily Mail ee kasoo baxda dalka ...

Read More »