Ciyaaraha

War Deg Deg: Karim Benzema oo laga Ganaaxay u Ciyaarista Xulka dalka France

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa laga gaanaaxay in uu u ciyaaro xulkiisa dalka France inta ay ka dhamaanayaan Baaritaano ay ku sameynayaan booliska dalka France oo la xiriira Galmo uu sameeyay laacibka kooxda Lyon Mathieu Valbuena oo la sheegay in Benzema uu ku been abuurtay arintaas. Dhanka kale Madaxweynaha xiriirka dalka France ee French Football Federation Noel Le ...

Read More »

Luis Suarez : Qof Walba Wuu ogyahay in Messi uu Yahay Midka Wanaagsan

Weeraryahanka kooxda Barcelona Luis Suarez ayaa sheegay in ciyaaryahan walba oo u ciyaara kooxda Barcelona uu ogyahay in uu yahay xidiga Lionel Messi midka wanaagsan, Laacibiinta kala ah Suarez iyo Neymar ayaa wacdaro ka muujiyay kooxda Barcelona intuu dhaawaca ku Maqnaa xidiga heerka caalami ee xulka dalka Argentine ee Lionel Messi Suarez iyo Neymar ayaa Barcelona u dhaliyay wadar ahaan 35-Goal ...

Read More »

Cristiano Ronaldo “ Waxaan ku Faraxsanahay Nolosha kooxda Real Madrid

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa cadeeyay in uu ku Faraxsan yahay Nolosha kooxda Real Madrid isagoona Hoos u dhigay wararka lala xiriirnaayo in uu u dhaqaaqi doono kooxda dalka France ee Paris Saint-Germain. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa xaly qaab ciyaareed wanaagsan soo Bandhigay kulankii ay ka adkaadeen kooxda Malmo xili uu dhankiisa ...

Read More »

Kevin De Bruyne : Waa Wax Wanaagsan in aan Garab Ciyaaro Xidiga David Silva

Laacibka kooxda Manchester City Kevin De Bruyne ayaa Ka Hadlay wararka ku aadan in la xiriiro xidiga David Silva kadib markii laacibka reer Spain uu dib ugu soo laabtay Garoomada kulankii sabtidii ay ciyaareen, Labada xidig ayaa iska garab ciyaaray Kaliya 3-Kulan Tan iyo markii uu laacibka reer Belgium De Bruyne uu usoo dhaqaaqay Horyaalka dalka Ingiriiska kadib markii ay ...

Read More »

Kooxaha dalka Russia oo la Ganaaxi doono Hadii ay lasoo Wareegaan Ciyaartooy u Dhalatay dalka Turky-ga

Kooxaha dalka Russia ayaa Lagu ganaaxay in aysan heshiis lasoo saxiixan karin ciyaartooda kasoo jeeda dalka Turky-ga markuu Furmo suuqa kala iibsiga bisha Junuary kadib markii uu xumaday xiriirka u dhaxeeya dalalka Turky-ga iyo Syria. Dowlada Russia ayaa aad kaga xumaatay wixii ay sameeyeen ciidamada cirka dowlada wadanka Turky-ga kadib markii ay soo rideen diyaar laga lahaa wadanka Russia oo ...

Read More »

Diego Costa  oo keydka kusoo Bilaabanaya Xili Eden Hazard uu Weerarka Ciyaarayo

Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa kursiga keydka kusoo bilaabay xidiga weerarka ka ciyaara ee Diego Costa  isagoona gacanta u galiyay dhanka weerarka laacibka reer Belgium-ka Eden Hazard Kaptanka kooxda Chelsea John Terry ayaa kulan dhaawac ku seegaya iyadoona dhanka kooxda Totenhan uu ganaax ku seegayo xidiga Dele Alli, waxaana booskiisa badalaya xidiga Ryan Mason,

Read More »

Andres Iniesta oo Amaan usoo jeediyay Xidiga Lionel Messi

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa aaminsan in Lione Messi uu Yahay laacib Cajiib hadii uusan dhalin xitaa wax Goolal ah, 28-jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Argentine ayaa dib kaga soo laabtay dhaawac soo gaaray bishii September laakin Barcelona ayaan xidigaan Tabin iyadoona kooxda ay Hogaamiyeen xidigaha kala ah Neymar iyo Luis Suarez Dhanka kale Xidigaan ...

Read More »

Thierry Henry: 5-koox ayaa Xili Ciyaareedkan ku Guuleysan doona Horyaalka dalka Ingiriiska Chelsea Maya

Weeraryahankii Hore ee kooxda Arsenal Thierry Henry ayaa 5-koox u saadaaliyay Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan Marka Laga reebo kooxda Chelsea Laacibkii Hore ee kooxda arsenal iyo xulka dalka France ayaa meesha sidoo kale ka saaray kooxda Bandhiga wanaagsan xili ciyaareedkaan la Timaaday ee Leicester wuxuuna Horyaalka u saadaaliyay kooxaha Manchester United, Manchester City, Arsenal, Tottenham iyo Macquul ahaanshaha kooxda ...

Read More »

Douglas Costa oo ka Maqnaan Doono kooxda Beyer Munich kulanka Hertha Berlin

Kooxda Beyer Munich ayaa cadeysay in xidiga Douglas Costa uu seegi doono kulanka ay la ciyaari doonto kooxda Hertha Berlin kadib dhaawac soo gaaray xidiga. Costa ayaa dhawaan dhaliyay goolkii furitaanka kulankii ay kooxda Beyer Munich ay kaga adkaatay  4:0 kooxda Olympiacos ciyaarayaha Champions League isagoona ciyaartaas si dhaawac ahaan loogu saaray, Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Brazil ayaa ...

Read More »