Ciyaaraha

Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane oo Kala Doortay Labada Xidig ee Dembele & Pogba

Inkastoo weeraryahanka kooxda Athletic Madrid Antoione Grizmann uu ku guuleystay xidiga sanadka France hadana waxaa lasoo ogaaday codadka ay bixiyeen shaqsiyaadka ugu waaweyn ee codkooda gudbiyay kuwaas oo kasoo jeeda dalka France, waxaana jariiradda Marca ay soo xulatay dhawr shaqsi oo uu hogaaminayo tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane. Zidane ayaan u codeynin Griezmann, wuxuuna codadkiisa ugu horeeya siiyay labadiisa wiil ...

Read More »

Virgil van Dijk Meelna Uma Socdo, Macalin Claude Puel oo Digniin u Direy Kooxaha Ingiriiska

Macalinka kooxda Southampton  Claude Puel ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan in daafaca xulka Dalka Holland Virgil van Dijk in uu kooxda ka tagayo bisha  January. Daafaca dhexe ee kooxda ka dhisan xeebta Van Dijk, oo 25-sano jir ah ayaa lala xiriirinayaa, kooxaha kala ah Manchester City, Manchester United, Liverpool iyo Paris Saint-Germain kadib markii uu bandhig wanaagsan  ka sameeyay ...

Read More »

David Moyes oo Ka Hadlay Xidigo oo Ku Dhawaaday in uu Lasoo Wareego Waayihiisa Machester united

Macalinkii Hore ee Manchester united David Moyes ayaa sharaxay sida uu ugu dhawaaday inuu lasoo saxiixdo xidigaha Cristiano Ronaldo, Gareth Bale iyo Toni Kroos. Macalinka haatan ee Sunderland ayaa badal u noqday tababarahii hawlgabay ee Sir Alex Ferguson, balse 10-bilood kadib waqtigiisii Old Trafford waa la ceyriyay bishii April 2014. Balse ninka reer Scotland ee haatan hogaamiya kooxda Sunderland ee isla ...

Read More »

Line Up-ka Kooxaha Chelsea iyo Crystal Palace Kulanka Premier League

Tababare Antonio Conte ayaa isbadal ku sameeyay shaxdii uu ku wajahay Sunderland bartamahii todobaadkii h–e madama uu kursiga keydka dhigay Pedro Rodriguez iyo Cesc Fabregas kuwaas oo kusoo wada bilowday ciyaartaas, waxaana kusoo bilowday boosaskooda Matic iyo Eden Hazard. Line Up-ka labada Koox Crystal Palace: Hennessey, Ward, Dann (c), Delaney, Kelly, McArthur, Cabaye, Ledley, Puncheon, Zaha, Benteke Keydka: Speroni, Fryers, ...

Read More »