Ciyaaraha

Memphis Depay oo La Iibin Doono Bisha Junuary, Macalin Jose Morinho oo Ka Hadlay Sababta

Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay in bisha Junuary la iibin doono xidiga Memphis Depay kadib markii uu ku fashilmay helida booska joogtada ah ee garoonka Old Trafford. Depay ayaa si cad loo sheegay in la iibin doono bisha Junuary kadib markii sanadkii aynu soo dhaafnay lacago waali ah uu kaga yimid kooxda ka ciyaarta horyaalka Holland ee ...

Read More »

Olivier Giroud oo Shaaciyay War ay Ku Farxaan Taageerayaasha Arsenal iyo Maamulkaba

Weeraryahanka kooxda Arsenal Olivier Giroud ayaa daaha ka rogay in todobaadyada soo socda uu heshiis cusub u saxiixi doono kooxdiisa ka dhisan Magaalada London. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka France ayaa heshiiska uu kula jiro naadigiisa waxa uu dhacayaa June 2018-ka, waxay calaamad su’aal ay saaran tahay in heshiis cusub saxiixi doono, waxaa sidoo kale muran ka taagan cida ...

Read More »

Eden Hazard:- “Waxaa Naga Go’aan in Record Cusub u Dhigno Horyaalka Ingiriiska:,

Laacibka kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa ugu baaqay dhamaan ciyaartooda kooxda in aysan iska dhiganin kadib markii ay Chelsea Todobaadkaan gaartay guusheeda 12-aad oo xiriir ah Kulamada Horyaalka Ingriiska. Chelsea ayaa Todobaadkaan ka guuleysatay naadiga Bournemouth waana guushii 12-aad oo xiriir ah, iyagoo barbareeyay Record ay horey u dhigtay Arsenal. Eden Hazard oo gool ku laad dhaliyay kulankii Todobaadkaan ayaa ...

Read More »

Ronaldinho oo Barcelona Ugu Baaqay in ay La Wareegaan Xidiga Philippe Coutinho

Laacibkii Hore ee Kooxda Barcelona Ronaldinho ayaa ugu baaqay kooxdiisa hore in ay lasoo wareegto xidiga kooxda Liverpool Philippe Coutinho oo bandhig wanaagsna ka sameenaya horyaalka dalka Ingiriiska. Ronaldinho oo waayo fiican kusoo qaatay kooxda Barcelona ayaa ugu baaqay macalin Luis Enrique in uu lasoo wareego xidigaan. Coutinho oo haatan dhaawac kaga maqan kooxdiisa Liverpool ayaa la rajenayaa in uu ...

Read More »

Pep Guardiola oo Beeniyay In ay kooxdiisa Lasoo Wareegayso Xidiga Virgil van Dijk

Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan in ay lasoo wareegi doonaa bisha junuary daafaca kooxda Southampton Virgil van Dijk. Kooxda Manchester City ayaa xidigaan la aaminsan yahay in ay ku baadi goobayso aduun dhan £50 million, kadib bandhig wanaagsan uu ka sameeyay horyaalka dalka ingiriiska tan iyo markii uu ka yimid horyaalka Scotland. ...

Read More »

Lionel Messi oo Noqday Boqorka Ugu Gool Dhalinta Badan Shan Horyaal ee Qaarada Yurub 2016-ka

Weeraryahanka kooxda Barcelona iyo Xulka dalka Argentine Lionel Messi ayaa noqday Laacibka kowaad ee ugu goolashada badan  dhamaan shanta Horyaal, isagoo ku garacaacay laacibka ay xifaaltamaan ee Real Madrid ka tirsan ee Criastiano Ronaldo. Luis Suarez ayaa soo tiigsaday booska labaad kadib markii u dhaliyay 48-gool, 49-kulan oo uu u saftay Barcelona, halka Ronaldo uu soo galay booska sadexaad wuxuuna ...

Read More »