Ciyaaraha

Jurgen Klopp oo amaanay Xidiga  Jon Flanagan

Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa amaan buuxda usoo jeediyay daafaca yar ee  Jon Flanagan kadib markii uu ciyaaray wax ka badan 105-daqiiqdo ciyaartii ay xalay ka adkaadeen naadiga Stoke City.. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska Jon Flanagan ayaa markii ugu horeysay kooxdiisa u saftay kadib markii uu ka maqnaa 626-maalin kadib dhaawac soo gaaray xidiga daafaca ka ...

Read More »

Chelsea oo xiiseenaysa weeraryahanka Fenerbahce Robin van Persie

Naadiga Chelsea ee galbeedka Magaalada London ayaa xiligaan qorsheynaysa in ay Horyaalka dalka ingiriiska dib ugu soo celiso weeraryahankii Hore ee kooxaha Manchester United iyo arsenal Robin van Persie, Chelsea ayaa sidoo kale xiiseenaysa weeraryahankii Hore ee kooxda AC Milan Alexandre Pato kasoo haatan ka Tirsan kooxda reer Brazil ee Corinthians sida maanta Lagu daabacay Daily Express. Naadiga Chelsea ayaa ...

Read More »

Mahrez  oo loo Magacaabay Ciyaarayahanka Sanadka ee dalka Algeria

Weeraryahanka kooxda Leicester City Riyad Mahrez ayaa loo magacaabay xidiga sanadka ee dalka Algeria isagoona ku garaacay weeraryahanka kooxda Porto Yacine Brahimi, Wariyaasha dalka Algeria iyo xiriika dalka Algeria ayaa tartan galiyay xidigo badan oo kasoo jeeda dalka Algeria kuwaasi oo ka xamaashta Horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub, Tartanka waxaa ugu dambeyn ku guuleystay weeraryahanka kooxda Leicester City Riyad ...

Read More »

James Rodriguez:- Ciyaaryahan Walba Waxa uu Maqlaa Hadalka Zinedine Zidane.

Laacibka kooxda Real Madrid James Rodriguez ayaa aaminsan in waqti wanaagsan shaqada laga ceyriyay macalin Rafael Benitez. Xili shaqada kooxda Real Madrid loo dhiibay macalin Zinedine Zidane. Macalin Zinedine Zidane ayaa guuleystay labadii kulan uu soo hogaamiyay kooxda inkastoo uu xalay barbaro la galay kooxda Real Betis, iyadoona laacibka reer Colombia ee Rodriguez markii ugu horeysay loo magacaacay shaxda kooxda ...

Read More »

Line Up-ka kooxaha Liverpool iyo Norwich

Jordon Ibe ayaa nasiib u yeeshtay In uu kusoo bilowdo kulanka u dhaxeeya kooxaha Liverpool vs Norwich Halka daafaca heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska ee Jon Flanagan loo magacaabay ciyaartooda keydka ee kooxda Liverpool kadib markii uu garoomada ka maqnaa muddo 1-sano iyo sideed bilood, Weeraryahanka reer Belgium Christian Benteke, oo kooxda Norwich ka dhaliyay 4-gool waayihiisa kooxda Aston ...

Read More »

Macalin Guus Hiddink  oo amaan usoo jeediyay  Petr Cech

Macalinka kmg-ga ee kooxda Chelsea Guus Hiddink  ayaa amaanay Goolhayaha kooxda arsenal Petr Cech ka hor kulanka ay maalinta bari ah ay la ciyaari doonaan kooxda arsenal, Macalinka Duch-ka ayaa xidigaan mar macalin usoo Noqday waayihii ugu horeeyay noloshadiisa  garoonka Stamford Bridge xili laacibka  uu dhawaan ku biiray kooxda arsenal ee Magaalada London oo bari soo dhaweyn doonta kooxda Chelsea. ...

Read More »

Kooxda Fiorentina oo amaah kusoo Qaadatay xidiga Cristian Tello

Xidiga kooxda Barcelona Cristian Tello ayaa si amaah ah ugu dhaqaaqay kooxda Fiorentina ee Horyaalka dalka Talyaaniga kadib markii uu burburay heshiis ay ku qaadan laheyd kooxda Fc Porto ee Horyaalka dalka Portugal, Cristian Tello ayaa labo sano oo amaah ku qaaday kooxda Fc Porto kadib markii uu boos ka waayay kooxda Barcelona wuxuuna kooxda Porto kasoo muuqday 33-kulan isagoona ...

Read More »

Barcelona oo Xaqiijisay Taam ahaanshaha Xidiga Lionel Messi

Macalinka kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa xaqiijiyay in laacibka Lionel Messi uu diyaar u yahay kulanka ay wajihi doonaan kooxda Malaga, ee Horyaalka dalka Spain, Laaciba heerka caalami ee xulka dalka Argetine ayaa dhaawac ahaan loogu saaray ciyaartii ay ka adkaadeen kooxda Athletic Bilbao ee Horyaalka dalka Spain wuxuuna sidoo kale seegay ciyaartii  ay isla kooxda Athletic Bilbao la ciyaareen ...

Read More »

Manchester United oo u baahan Xidig daafaca ka ciyaara

Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa xaqiijiyay in ay kooxdiisa xili  ciyaareedkaan u baahan tahay xidig ka ciyaara dhanka daafaca, gaar ahaan dhanka Garbaha, Kooxda Red Devils ayaa mar kale galaysa waayo Mugdi ah kadib markii ay ka dhaawacmeen xidigaha Antonio Valencia, Luke Shaw, Marcos Rojo, iyo Ashley Young oo mudooyinkii dambe kooxda u matalayay dhanka daafaca, Macalinka ...

Read More »