Ciyaaraha

Su’aal Laga keenay in Cristiano Ronaldo u Dhaqaaqo Horyaalka Dalka Shiinaha

Macalinka kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa su’aal ka keenay wararka sheegaya in Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka dalka Portugal Cristiano Ronaldo u dhaqaayo horyaalka dalka  shiinaha oo sanadkaan  ah horyaal soo caanbaxaya. Antonio Conte oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in macquul aysan noqon doonin in xidiga Real Madrid u dhaqaayo horyaalka Shiinaha oo sanadkaan ay u dhaqaaqeen ciyaaryahano ...

Read More »