Ciyaaraha

War Rasmi ah:-Henrikh Mkhitaryan oo ku Biiray Naadiga Manchester United

Kooxda Manchester United ayaa heshiis la gaartay xidiga Henrikh Mkhitaryan kasoo kaga yimid kooxda dalka Germany ee Borussia Dortmund United ayaa muddo ku raad joogtay laacibkaan 27-sano jirka kasoo kooxdiisa u dhaliyay 23-goal 52-kulan uu kasoo muuqday dhamaan tartamada  oo dhan waxaa xiligaan sii socda dib u dhiska lagu sameenayo naadiga Manchester United uu dhawaan la wareegay Macalin Jose Morinho. ...

Read More »

Alan Pardew :-Waxaan Jeclahay in aan Macalin u Noqdo Xulka England Laakin Haatan Ma Ahan

Macalinka kooxda Crystal Palace Alan Pardew ayaa sheegay in uu jecel yahay in uu noqdo macalinka xulka dalka England balse ay haatan aheyn uuna ku faraxsan yahay Nolosha kooxda ku ciyaarta Garoonka Selhurst Park.. Kadib marki uu shaqada ka Fariistay Macalin Roy Hodgson waxaa jirey Macalimiin badan oo lala xiriirinaayay shaqada xulka dalka England waxaa ugu horeeya macalinkii Hore ee ...

Read More »

Nermar Jr oo Heshiis Cusub u Saxiixay Kooxda Barcelona

Weeraryahanka kooxda Barcelona Nermar Jr ayaa heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa kadib markiii maalmihii dambe ay jireen warar ku aadan in uu xidiga ka dhaqaaqayo Kooxda. Neymar ayaa qalinka ku duugay heshiis 5-sano ah kaasi oo ka dhigan In Barcelona uu sii joogi doono tan iyo sanadka 2021-da. Xidiga reer Brazil ayaa oo horey u qaadan jirey aduun dhan €200 ...

Read More »

Martin Skrtel oo ku Biiray Kooxda Fenerbahce iyo Robin van Persie oo ka Tagay

Daaficii Dhexe ee kooxda Liverpool Martin Skrtel ayaa u dhaqaaqay kooxda dalka Turky-ga ee Fenerbahce iyadoo heshiiskiisa la dhameystiray. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Slovakia  oo 31-jir ah ayaa mudooyinkii dambe lala xiriirinaayay kooxda Fenerbahce ee  Horyaalka dalka turkey-ga. Daafacaan dhexe ayaa kamid noqonaya saxiixyada ay sameynayso kooxda reer Turky- iyadoo sidoo kale ku dhow laacibka kooxda Paris Saint-Germain’s ...

Read More »

Barcelona oo Beenisay in Javier Mascherano uu Ku Biirayo Kooxda Juventus

Agaasimaha Ciyaaraha Caalamiga ee Barcelona Ariedo Braida ayaa beeniyay in ciyaaryahanka  Javier Mascherano   uu  ka dhaqaaqi doono kooxda islarmarkaana uu ku biiri doono naadiga dalka Talyaaniga ka dhisan ee Juventus. Dani Alves ayaa si rasmi ah ugu biiray Naadiga Juventus iyadoo sidoo kale xidigaan heerka caalamiga ee reer Argentine lala xiriirinaayay kooxda Juventus laakin wararkaas waxaa beeniyay Agaasimaha Ciyaaraha Caalamiga ...

Read More »

Alan Shearer oo Lala Xiriirinaayo Shaqada Xulka England

Weeraryahankii Hore ee xulka England Alan Shearer ayaa lala xiriirinayaa shaqada macalimo ee xulka Three Lion markii uu xalay shaaciyay in uu ka tagay shaqadaas Roy Hodgson kadib guuldaradii kasoo gaartay xulka dalka Iceland Ciyaaraha Uero 2016. Shearer ayaanan aheyn nin aad ugu wacan dhanka Macalinimada wuxuuna sanadkii 2009-kii shaqo ka qabtay kooxda Newcatle United iskastoo 8-kulan kadib ay dib ...

Read More »

Ciyaaryahanka Lionel Messi oo Ciyaaraha Caalamiga ka Fariistay

Weeraryahanka kooxda Barcelona iyo qaranka dalka Argentine  Lionel Messi ayaa  ka Fariistay Ciyaraha Caalamiga kadib guuldaradii kasoo gaartay xulka dalka Chile. “ani ahaan waan soo gaba-gabeeyay Ciyaaraha Caalamiga  ah wax walba oo aan awooday waan qabtay laakin ma aanan noqonin champion,” ayuu yiri 29-jirkaan kadib ciyaartii Xalay. Messi ayaa Barcelona kula Guuleystay 8-koob oo Horyaalka ah iyo 4-Champions League laakin ...

Read More »

Xul Chile oo Mar kale ku Guuleystay Copa America Xili Messi uu Gool Kulaad Qasaariyay+Sawirro

Xulka dalka Argentine ayaa mar kale qasaariyay fursad uu ku qaadi lahaa Copa America kadib markii ay xalay la ciyaareen xulka dalka Chile. Ciyaar aad xiiso badneed ayaa ka dhacay dalka Mareykanka labada dhinac ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed aad u wanaagsan inkastoo aysan wax gool ah iska dhalinin labadii qeyb ee ciyaarta iyo waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray. ...

Read More »

Vedran Corluka :-“Xulka Portugal Wuu Ka Daciifsanaa Xulalka Turkey iyo Czech Republic”.

Daafaca xulka dalka Croatia Vedran Corluka aya aaminsan in xulkii u gudbay Euro 2016 quarter-finalkii ee Portugal in uu ka daciifsanaa markii loo eego xulalka Turkey iyo  Czech Republic. Daqiiqadii 117-aad gool uu dhaliyay laacibka Ricardo Quaresma ayaa u suurta galisay xulalka dalka Portugal in ay xaqiijistaan booskooda quarter-final-ka koobka Uero 2016 kadib ciyaar ka dhacday Garoonka Lens. “Portugal wuu ...

Read More »

Arsenal oo ku Dhow Saxiixa Xidiga kooxda Lyon  Alexandre Lacazette

Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ku dhow in uu la kulmo maamulka kooxda Lyon  si uu kala hadlo arrimaha laacibka reer France ee Alexandre Lacazette, sida ay maanta daabacday Majalada Sunday Mirror. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in 25-sano jirkaan  lacago gaaraya £45 million ugu dhaqaaqi karo kooxda Magaalada London ka dhisan iskatoo ay xifaaltan kala kulmayso kooxaha Atletico ...

Read More »