Ciyaaraha

Kooxda Lyon oo Beeniyay In ay Dalab ka Heshay Arsenal  oo ku Saabsan Xidiga Alexandre Lacazette.

Madaxweynaha kooxda Lyon  ee Horyaalka dalka France Jean-Michel Aulas ayaa warar been abuur ah ku tilmaamay xanta suuqa kala iibsiga ku jirta oo ah in arsenal ay ka heleen dalab ku aadan xidiga Alexandre Lacazette. Alexandre Lacazette, ayaa 10-kulan kasoo muuqday xulka dalka France waxaa lala xiriirinayaa ku biirista kooxda arsenal ee Horyaalka dalka Ingiriiska kadib markii 48-goal uu u ...

Read More »

Harry Redknapp :-Dele Alli Wuu ka Wanaagsan Xidiga Paul Pogba

Macalinkii Hore ee kooxda Queens Park Rangers Harry Redknapp ayaa aaminsan in laacibka kooxda Totenham Dele Alli uu tayo ahaan ka  wanaagsan yahay xidiga kooxda Juventus Paul Pogba islamarkaana ay tahay in isaga ay la wareegto kooxda Manchester united. Kooxda Manchester United warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay baadigoobaysa xidiga Juventus Paul Pogba oo sanadkii 2010-kii ka dhaqaaqay horyaalka ...

Read More »

Antonio Candreva oo ku Dhow ku Biirista kooxda Napoli

Kooxda Napoli ayaa heshiis la gaartay laacibka kooxda Lazio Antonio Candreva waa sida uu maanta warbaahinta u sheegay wakiilkiisa. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Talyaaniga ayaa haatan la tilmaamayaa In uu ku dhowyahay ku biirista Garoonka Stadio San Paolo, oo Napoli ay ku ciyaarto. Kooxaha Chelsea iyo Inter Milan ayaa sidoo kale qeyb ka ahaa xiisaha xidiga Lazio Antonio ...

Read More »

Kooxda Leicester City oo Lasoo Wareegtay Xidiga Ahmed Musa

Kooxda Horyaalka Premier League ku guuleysatay Xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay ee Leicester City ayaa dhameystirtay heshiis laacibkii kooxda Horyaaka dalka Russia Ahmed Musa. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Dalka Nageria ayaa u saxiixay difaacadayaasha Horyaalka dalka Ingiriiska heshiis afar sano uu ku joogi doono Garoonka King Power Stadium. Ahmed Musa ayaa noqonaya saxiixii afaraad ay kooxda sameenayso marka ...

Read More »

Paris Saint-Germain oo Daafac kala Soo Wareegtay Horyaalka Belgium-ka

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa dhameystirtay Heshiiska Daafca heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka Thomas Meunier kasoo kaga yimid kooxda Club Brugge ee Horyaalka dalka Belgium-ka. Xidigaan 24-sano jirka ah ayaa qeyb ka Noqday Xidigaha xulka dalka Belgium ee matalayay ciyaariha Uero 2016 oo haatan ka socda dalka France ka hor inta aysan kasoo reebin xulka dalka Wales, waana saxiixii sedexada ...

Read More »

Xidiga Mario Gomez oo La Xaqiijiyay in uu Uero 2016 Seegi Doono Inta Ka Dhiman

Weeraryahanka xulka dalka Germany Mario Gomez ayaa la xaqiijiyay inta ka dhiman xili ciyaareedkaan in uu garoomada ka maqnaan doono kadib markii uu dhaawac soo gaaray kulankii Italy ay ka guuleysteen. Mario Gomez oo amah xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay ku qaatay kooxda dalka Turky-ga ee Besiktas, ayaa badal lagu sameeyay qeybtii dambe ee ciyaarta kadib markii uu dhaawac soo ...

Read More »

Weeraryahan Michy Batshuay Oo ku Biiray kooxda Chelsea

Kooxda Chelsea ayaa ku dhawaaqday saxiixa cusub ee xili ciyaareedkaan wuxuuna Noqday weerarkii Hore ee kooxda Marseille Michy Batshuay. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka ayay kooxda Galbeedka London ka dhisan kula soo wareegtay aduun dhan €40 million. Michy Batshuay. Ayaa xiran doona Numberka 23-aad uu dhawaan qaatay weeraryahanka amaahda kaga Maqan Blues-ka ee Juan Cuadrado. 22-jirkaan ayaa xili ...

Read More »

Real Madrid oo La Wareegtay New Sergio Aguero

Kooxda Real Madrid  ee dalka Spain ayaa lasoo wareegtay xidig u dhashay dalka Paraguay kaasi oo la qaab ciyaareed ek xidiga kooxda Manchester city Sergio Aguero, Sergio Diaz, oo 18-sano jir ah ayaa Real Madrid u saxiixay heshiis 5-sano waxayna kusoo iibsatay aduun dhan  €5 million waxaa jira €1m oo ku xiran qaab ciyaareedkiisa balse haatan waxa lagu daray xidigaha ...

Read More »