Ciyaaraha

Arsenal oo Wadahadal La Fureysa Xidiga Inter Milan Mauro Icardi

Kaptanka kooxda Inter Milan Mauro Icardi ayaa ku dhow in uu wadahadal la furto kooxda Arsenal ee ku ciyaarta Garoonka Emirates Stadium sida maanta Lagu daabacay Sky Sport Italia. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Argentine oo 23-jir ayaa lagu heli karaa lacago gaaraya €50-70 million lacagaha inter Milan ay ku fasaxayo ayaa lagu sheegay ugu dambeyn €94m.  

Read More »

Thierry Henry :-Wali Waxaan Doonayaa in aan Noqdo Macalinka Arsenal

Halyaygii Hore ee kooxda arsenal Thierry Henry ayaa xaqiijiyay in wali uu ku riyoonayo in uu noqdo Macalinka Kooxda Arsenal. Gooldhaliyaha ugu sareeya kooxda Arsenal ayaa ku dhawaaday in uu noqdo macalinka kooxda Arsenal Under-18s xili ciyaareedkaan laakin waxa ay isqilaafeen Hogaamiyaha arsenal Arsene Wenger uu ka dalbaday in uu ka tago shaqada  Tv-ga Sky Sports. Thierry Henry ayaa dhawaan ...

Read More »

Beyer Munich oo Xaqiijiyay Dhaawaca Arjen Robben

Kooxda Beyer Munich ayaa xaqiijiyay dhaawaca soo gaaray xidigaeeda garabka ka ciyaara ee Arjen Robben kaasi oo garoomada ka maqnaan doono muddo lix Todobaad ah kadib dhaawac soo gaaray kulankii ay shalay ka guuleysteen kooxda Lippstadt, kulamada isdiyaarinta. Macalinka Cusub ee kooxda Beyer Munich Carlo Ancelotti oo kulankiisa ugu horeeyay hogaamiyay kooxdiisa Cusub   ayaa xaqiijiyay dhaawaca xidiga reer Holland ...

Read More »

Manchester City oo Xiisanaysa Goolhayaha PSV Jeroen Zoet

Kooxda Manchester  City ayaa aad u xiisanayso Goolhayaha PSV  Jeroen Zoet sida maanta lagu daabacay Daily Mail. Warar lagu kalsoonan karo ayaa sheegaya In macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola uu bartilaameed ka dhiganayo goolahayaha Holland kaasi oo kooxdiisa PSV kula guuleystay xili ciyaareedkii hore Horyaalka Eredivisie. Manchester City ayaa sidoo kale xiisanaysa goolhayaha kooxda Barcelona Marc-Andre ter Stegen oo ...

Read More »

Line Up-ka kooxaha Wigan Athletic iyo Manchester United Henrikh Mkhitaryan oo kusoo Bilowday

Henrikh Mkhitaryan iyo Eric Bailly  ayaa loo gacan galiyay kulankooda ugu horeeyay ee kooxda Manchester United ay galabta la ciyaareyso kooxda Wigan Athletic. MANCHESTER UNITED: Johnstone, Fosu-Mensah, Bailly, Blind, Shaw, Carrick, Herrera, Lingard, Mkhitaryan, Memphis, Wilson. SUBS:J. Pereira, Blackett, Jones, Tuanzebe, Varela, Januzaj, Mata, A Pereira, Valencia, Young, Keane.

Read More »

Xulka Portugal oo ku Guuleystay Koobka Uero 2016 (Daawo Sawirro)

Xulka Portugal ayaa habeenkii xalay ahaa ku guuleystay koobka Uero 2016 kadib markii ay 1:0 kaga guuleysteen xulkii martigaliyaasha koobka ee France. 109-daqiiqo markey aheyd ciyaarta waxaa hogaanka xulka dalka Portugal u dhiibay weeraryahanka amaahda ku qaadanaya kooxda Swencity ee Eder kaasi oo ahaa kii ay ku adkaadeen xulka dalka Portugal. Portugal (4-1-3-2): Patricio 8; Soares 7, Pepe 9, Fonte ...

Read More »