Ciyaaraha

Macalin David Moyes oo Loo Magacaabay Shaqada Kooxda Sunderland

Kooxda Sunderland ee Horyaalka dalka Ingitiiska ayaa ku dhawaaqday macalinkeeda Cusub kaasi oo noqon doona macalinkii hore ee kooxda Evertoon David Moyes. David Moyes ayaa shaqada ka badali doona macalin Sam Allardyce oo shalay loo magacaabay shaqada  xulka dalka England. Moyes ayaa 4-sano u saxiixay kooxda Sunderland kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda Manchester United bishii April 2014.

Read More »

Xidiga Paul Pogba oo La beeniyay in uu ku biiray Manchester United

Wakiilka xidiga qadka dhexe ee kooxda Juventus ee Horyaalka dalka talyaaniga Paul Pogba Mino Raiola,  ayaa beeniyay in uu xidiga ku biiray kooxda Manchester United , Majaladaha ugu afka dheer dalka Ingiriiska ayaa maanta baahiyay in xidiga Paul Pogba uu si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester United oo sanadkii 2010-kii uu kasoo dhaqaaqay. Mino Raiola ayaa tilmaamay in uusan ...

Read More »

Jose Mourinho oo Aaminsan in  Sam Allardyce uu Yahay Macalin ku Haboon Shaqada Xulka Ingiriiska

Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa aaminsan in macalin Sam Allardyce uu yahay qofka saxda ah ee Hogaamin kara Shaqada xulka Three Lions isagoo u rajeeyay in uu soo gaba-gabeeyay  koobab la’aanta haysata Xulka. FA-Ga dalka Ingiriiska ayaa shalay ku dhawaaqay in macalinkii Sunderland Allardyce u shaqada ka badalay Macalin Roy Hodgson, macalin Jose Morinho uu warbaahinta kula hadlay ...

Read More »

Borussia Dortmund oo Dib Usoo Ceshatay Xidiga  Mario Gotze

Kooxda Borussia Dortmund ee Horyaalka dalka Germany ayaa ku dhawaaqday in ay dib usoo ceshatay xidiga Mario Gotze kaasi oo kaga yimid kooxda Beyer Munich. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Germany oo xulkiisa u dhaliyay goolkii guusha koobkii aduunka ay kaga guuleysteen xulka argentine sanadkii 2014-kii ayaa haatan la cadeeyay in uu dib ugu laabtay kooxdiisa Hore  isagoo kamid ...

Read More »

Sevilla oo Soo Ceshanaysa Xidiga Jesus Navas

 Kooxda Sevilla ee Horyaalka dalka Spain ayaa doonaysa in ay dib usoo ceshato xidiga Jesus Navas kaasi oo haatan ka Tirsan kooxda Manchester City ee dalka Ingiriiska. Macalinka cusub ee kooxda Manchester City Pep Guardiola  ayaa liiska ku darsaday   Jesus Navas xidiga uu lasoo shartagi doono xili ciyaareedka cusub ee 2016/2017. Sevilla ayaa xidigaan iska iibisay xili ciyaareedkii 2013-kii ...

Read More »

Cristiano Ronaldo iyo Antoine Griezmann oo Hogaaminaya 10 Ciyaaryahan ee u Sharxan Abaalarinta Laacibka Europe

Cristiano Ronaldo iyo Antoine Griezmann ayaa kamid noqday Magacyada 10-ciyaaryahan oo sanadkaan u Tartamaaya UEFA’s Best Player Europe award. Xiriirka Uefa ayaa maanta oo isniin ah daabacay in Cristiano Ronaldo uu ku cadcadyahay ku guuleysiga abaalarinta  UEFA’s Best Player Europe award,Kadib markii uu dalkiisa ku hogaamiyay Euro 2016 halka Real Madrid uu kula guuleystay koobka Champions League. Gareth Bale (Real Madrid & ...

Read More »