Ciyaaraha

Kevin Gameiro oo ku biiray kooxda Atletico Madrid

Atletico Madrid ayaa xaqiijiysay saxiixa weeraryahankii kooxda Sevilla Kevin Gameiro xidiga reer France ayaa u saxiixay Kooxda Magaalada Madrid heshiis afar sano. Gameiro ayaa usoo duuli doono Magaalada Madrid galinka dambe ee caawa si uu u dhameystiro heshiiska uu ugu biiri doono kooxda Rojiblancos oo kusoo iibsatay aduun dhan  €32m. 29-jirkaan ayaa kamid ah furayaasha kooxda Sevilla, tan iyo  sanadkii ...

Read More »

Ciyaaryahanka Gonzalo Higuain oo ku Biiray Naadiga Juventus

Warar lagu daabacay Bage-ka kooxad juventus ayaa lagu sheegay in laacibkii kooxda Napoli Gonzalo Higuain uu si rasmi ah ugu soo biiray Naadiga Juve. Lacagaha lagu soo bixiyay laacibkaan ayaa lagu sheegay €90 million warar ay barahooda bulshada ay soo dhigeen Madaxweynaha Napoli iyo agaasimaha Juventus Aurelio De Laurentiis  iyo Giuseppe Marotta ayaa lagu sheegay in lagu heshiiyay heshiiska Xidiga. ...

Read More »

Kulankii Derby Manchester ee Dalka Chine oo la Baajiyay

Kulankii aadka u xiisaha badnaa ee u dhaxeeyay Kooxaha Manchester City iyo Manchester United ayaa la baajiyay sababo la xiriirada Cimilada Magaalada Beijin  ee dalka Chine oo aad u xun. Baraha Labada koox ayaa lagu daabacay in kulanka la kalsalay sababo la xiriira Hawada Magaalada Beijin  xili sidoo kale dalka Chine ay sameeyeen daadad sababay dhimasho iyo dhaawac. Labada koox ...

Read More »

Tottenham oo ku Dhawaaqday Ciyaartooyda u Matalaysa  International Champions Cup

Kooxda Totenham ayaa ku dhawaaqday ciyaartooyda u matalaysa 2016 International Champions Cup waxaa kamid ah saxiixyada cusub sida Vincent Janssen iyo Victor Wanyama laakin xidigaha Harry Kane ,Hugo Lloris  ayaa ka maqan iyo Delli Ali. 26-july waxa ay la ciyaari doontaa kooxda Juventus halka 29-ka ay la ciyaari doonto kooxda Atletico Madrid Tottenham’s squad for the ICC: Luke Amos, Dominic Ball, ...

Read More »