Ciyaaraha

Carlo Ancelotti oo Real Madrid U Saadaaliyay In ay ku Guuleysato Horyaalka Spain

Macalinkii Hore ee kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti haatana ah Hogaamiyaha kooxda Beyer Munich ayaa u rajeeyay kooxdiisa Hore in ay xili ciyaareedkaan ku Guuleysato horyaalka dalka Spain oo muddo sanado ah aysan ku guuleysan. Madrid ayaa 3-dii sano aynu soo dhaafnay ku Guuleysatay 2-koob oo Champions League iyadoo sidoo kale ku dhameysanaysa kaalimaha labaad madaama Barcelona iyo Atletico Madrid ...

Read More »

Simone Zaza oo Ku Biiray Naadiga West Ham United

Wiilka Milkiilaha kooxda West Ham United Jack Sullivan, ayaa shegay in la dhameystiray heshiiska ay kooxda kula soo wareegtay xidiga Simone Zaza oo kaga yimid naadiga Juventus ee Horyaalka dalka Talyaaniga. Kooxda Hammers ayaa xidigaan ku buuxin doonta booska uu dhaawaca kaga maqan yahay xidiga Andre Ayew waana mid kamid ah xidigaha dhalintooda ay wanaagsan tahay. “ZAZA waan lasoo saxiixanay wixii ...

Read More »

Cristiano Ronaldo oo Ku Guuleystay Laacibka Ugu Wanaagsan Yurub Markiisa Labaad

Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo Xulka dalka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay laacibka ugu wanaagsan qaarada yurub UEFA Best Player in Europe award markiisa Labaad ee Taariikhda. Ronaldo oo 31-sano jir ah ayaa sanadkii ugu horeeyay abaalmarintaan ku guuleystay  2014-kii kadib markii uu kooxdiisa Real Madrid u suurta galiyay sanado kadib in ay ku Guuleysato koobka Champions League Bishii May. ...

Read More »

Akhriso Isku aadka koobka Champions League Barcelona vs Manchester City

Magaalada Nyon ee dalka France waxaa lagu sameeyay isku aadka koobka Champions League oo sanadkaan ah mid aad u xiiso badan, waxaana difaanaya kooxda Real Madrid. GROUP A Paris Saint-Germain Arsenal Basle Ludogorets GROUP B Benfica Napoli Dynamo Kyiv Besiktas GROUP C Barcelona Manchester City Borussia Monchengladbach Celtic GROUP D Bayern Munich Atletico Madrid PSV Eindhoven Rostov GROUP E CSKA ...

Read More »