Ciyaaraha

Antoine Griezmann :”Macalin Diego Simeone Hadii uu ka Tago Atletico Madrid Ana Waan ka Tagayaa “,

Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa sheegay in uu kooxda ka tago hadii  Macalin Diego Simeone  uu qabto shaqada koox kale. Laacibka kooxda Rojiblancos ayaa aad loola xiriirinayaa ka dhaqaaqista kooxda  ku ciyaarta Garoonka Vicente Calderon, Paris Saint-Germain ayaa kamid ah kooxaha aadka u xiiseenaya laacibka xulka dalka France Antoine Griezmann. Si Kastaba ha ahaatee weeraryahankaan oo sanadkii aynu ...

Read More »

Rabiot oo Sheegay in uu aad u Jecel Yahay ka Ciyaarista Horyaalka Premier League

Xidiga qadka Dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain  Adrien Rabiot ayaa sheegay in uu doonayo Mustaqbalka dhow ka ciyaarista Horyaalka Premier League 21-sano jirkaan ayaa bilo kooban u ciyaaray kooxda Manchester City  madaama uu kamid ahaa xidigii kasoo baxay Academy-da kooxdaas balse waxa uu ku guuldareystay in uu helo booska kowaad ka hor inta uusan ku biirin kooxda Paris Saint-Germain. Xidiga heerka ...

Read More »

Cafu :-“Bellerin-ka Kooxda Arsenal Waa Sida Anoo Kale oo Yar”

Halyeygii hore ee xulka dalka Brazil Cafu ayaa aaminsan  in daafaca kooxda Arsenal Hector Bellerin in uu leeyahay qaab ciyaareedkiisa oo kale. Hector Bellerin oo 21-jir ah ayaa noqday dooqa kowaad ee qeybta daafaca midig ee kooxda Arsenal qeybtii dambe xili ciyaareedkii 2014-15  ee soo dhamaaday. Daafiicii Hore ee kooxaha Roma, AC Milan ee dalka Talyaaniga iyo xulka dalka Brazil ...

Read More »

Javier Mascherano oo ka Hadlay Casaankiii La Siiyay Xidiga Paulo Dybala

Xidiga qadka dhexe ee xulka dalka Argentine Javier Mascherano  ayaa u sheegay  weeraryahanka kooxda Juventus Paulo Dybala in ay ku dhacday kaliyah wixii ku dhacay Lionel Messi markii ugu horeysay uu kasoo muuqday xulkiisa. Paulo Dybala oo markii ugu horeysay matalay xulka  La Albiceletse ayaa lagu abaalmariyay kaarka gaduudan xili uu ka hortagay xulka dalka Uruguay, ciyaarayaha isreebreebka koobka aduunka ...

Read More »

Miranda oo Loo Magacaabay Kaptanka Cusub ee Xulka Dalka Brazil iyo Nuer oo Loo Magaacabay Kaptanka Germany

Daafaca kooxda Inter Milan Miranda ayaa loo magacaabay Kaptanka Cusub ee xulka dalka Brazil xili Mudooyinkii dambe uu ahaa Neymar. Weeraryahanka kooxda Barcelona Neymar ayaa xulka dalka Brazil markii ugu horeysay ee Taariikhda ku Hogaamiyay koobka Olympics isagoo Kaptan ah. Macalinka cusub ee xulka dalka Brazil Tite ayaa xaqiijiyay in Daacafa kooxda Inter Milan Miranda uu hogamin doono xulka kulamada ...

Read More »

Bastian Schweinsteiger oo Iska Diiday Dalabyo Kaga Yimid kooxaha Benfica iyo Sporting Lispon

Laacibka Bastian Schweinsteiger ayaa hoos u dhigay Fursad uu ugu biiri lahaa kooxaha Horyaalka Portugal ee Benfica or Sporting sida lagu daabacay Majalada A Bola Xidigii hore ee xulka dalka Germany ayaa booskiisa joogtada ahaa ka waayay macalinka cusub ee kooxda Manchester United Jose Mourinho oo dhawan la wareegay shaqada. Warar kaloo soo baxay ayaa muujinaya in xidigii hore ee ...

Read More »

Pogba oo ku Dhow ku Biirista Midkood kooxaha Sunderland iyo Hull city

Walaalka Paul Pogba Florentin Pogba ayaa haatan ku dhow ku biirista midkood kooxaha Sunderland iyo Hull city oo labadaba ka ciyaarta horyaalka ingiriiska heerkiisa kowaad. Florentin Pogba ayaa haatan difaaca dhexe kaga ciyaara kooxda Saint-Etienne ee Horyaalka dalka France  waxaana haatan macquul ah in uu u soo dhaqaaqo Horyaalka dalka Ingiriiska madaama  walaalkiisa Paul Pogba uu u ciyaaro naadiga Manchester ...

Read More »