Ciyaaraha

Saxiixyada Cusub ee Shkodran Mustafi iyo Lucas Perez o Maanta u Safanaya kooxda Arsenal

Xidigaha Shkodran Mustafi iyo  Lucas Perez ayaa galabta la rajeenayaa in ay kooxdooda cusub ay kasoo muuqdaan sida ay ogaadatay Majalada goal.com Shkodran Mustafi iyo Lucas Perez ayaa ka kala yimid kooxaha Valencia iyo Deportivo waxayna qaateen tababarkooda ugu horeeyay ka hor kulanka Southampton oo galabta 05:00 galabnimo dhacaya. Mustafi, ayaa durbadiiba kooxda la qabsaday madaama ay kooxda joogaan xidiagaha Ozil iyo Per ...

Read More »

Arsene Wenger oo Aaminsan in  Jack Wilshere uu Noqon Doono Macalinka Arsenal

Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa aaminsan In xidiga qadka dhexe ee Jack Wilshere mar un uu noqon doono macalinka kooxda Arsenal. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka England ayaa si amaah ah ku qaadanaya kooxda Bournemout inta ka dhiman ciyareedkan xili mudooyinkii dambe uu la daala dhacayay dhaawacyo. Laakin macalinka Arsenal Wenger ayaa aamisan in Jack Wilshere uu noqon ...

Read More »

Alexis Sanchez  “Waxaan Leeyahay Tayada ay Leeyihiin Xidigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo”,

Xidiga kooxda Arsenal Alexis Sanchez ayaa aaminsan in  uu leeyahay tayada ay xiligaan leeyihiin xidigaha dunida ku xifaaltama Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Alexis Sanchez ayaa kasoo garab ciyaaray weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi waayihiisa Garoonka Camp Nou ka hor inta uusan usoo dhaqaaqin Horyaalka dalka ingiriiska xili ciyaareedkii 2014-15. Xidiga reer Chile ayaa haatan kamid ah xidigaha ugu saameynta ...

Read More »

Arsenal iyo Manchester United oo ku Dagaalamaya Saxiixa Xidiga Yaya Toure

Kooxaha Arsenal iyo Manchester United ayaa ku dagaalamaya saxiixa xidigah qadka dhexe ee kooxda Manchester City Yaya Toure sida uu shaaciyay  Sky Sports. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Ivory Coast ayaa waayay kalsoonida macalinka cusub ee kooxda Manchester City Pep Guardiola oo fursad  siin waayay xidigaan. Sidoo kale Xidiga Yaya Toure ayaa laga saaray Ciyaartoyda Manchester City u matalaya ...

Read More »

Christian Eriksen oo Heshiis Cusub u Kordhiyay kooxda Totenham

Xidiga Christian Eriksen ayaa heshiis cusub u kordhiyay kooxdiisa Tottenham, taasi oo ka dhigan in muddo kale uu sii joogi doono kooxda. Laacibka ayaa qalinka ku duugay heshiis afar sano oo dhici doona sanadka 2022-ka oo uu kusii joogi doono Garoonka White Hart Lane ee Woqooyiga Magaalada London. 24-sano jirkaan kasoo jeeda dalka Denmarka ayaa kamid ahaa xidigihii ugu muhiinsanaa ...

Read More »

FA Ingiriiska oo ku Dhawaaqay  Garsooraha Dhexdhaxaadin Doona Kulanka Derby Manchester

Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada todobaadka afraad ee Premier Leaque-ga. Kulamda afraad ee horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doonaa Sabtida 10 September ilaa Isniinta 12 September iyada oo markale ay kooxaha horyaalka Ingiriisku gorada isla gali doonaan. Waxaa kulamada afraad lagu furi doonaa kulanka ugu adag ee la wada sugayo ee Old Traffrod  ku ...

Read More »