Ciyaaraha

David Luiz oo Lasoo Xaqiijiyay in uu Kusoo Bilaaban Doono kulanka Liverpool&Conte oo ka Hadlay Mustaqbalka Cesc

Macalinka kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in daafaca David Luiz uu kusoo bilaaban doono kulanka ay wajahayaan habeenka Jimcaha sabtiga uu soo galaayo kooxda Liverpool. Daafacaan dhexe ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisa hore  isagoo ka  yimid kooxda Paris Saint-Germain macalin Antonio Conte ayaa xidigaan kusoo bilaabin kulankii barbaraha ay la galeen kooxda Swansea City ciyaar dhacday axadii. Luiz ayaa ...

Read More »

Arsenal oo Heshiiska u Kordhinaysa Xidigaha Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil Iyo Wenger oo ka Hadlay

Naadiga Arsenal ayaa kalsooni buuxda ku qabta in ay heshiis cusub ay  ka saxiixato xidigaha Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil kuwaasi oo la rumeysan yahay in aysan ku qanacsaneen kooxda ka dhisan Magaalada London. Heshiiska Labada xidiga ayaa ka harsan wax ka yar 2-sano macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa mudooyinkii dambe ku celcelinaayay in heshiis cusub laga saxiixi doono xidigaha ...

Read More »

Macalinka Manchester City Guardiola ayaa ah Midka Dhabta ah ee “Special One” War ka Careysiinaya Macalin Morinho.

Laacibkii Hore ee kooxda Manchester United Roy Keane ayaa aaminsan in Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola uu yahay midka Dhabta ah ee “Special One” markii loo eego Hogaamiyaha kooxda Red Devils Jose Mourinho. Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa adkaatay 7-kulan oo xiriir ah isagoo sidoo kale Todobaadkii hore ka guuleystay ninka ay xifaaltamaan ee Jose morinho kulanka ...

Read More »

Natiijooyinka Kulamada Koobka Horyaalada Yurub ee UEFA Champions League (Daawo Sawiradda)

Xalay waxaa dib u bilowday Ciyaaraha Koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League oo kamid ah koobabka laga ciyaaro qaarada Yurub. Group (A)  Group (B) Group (C) Group (D) ayaa habeenkii xalay la ciyaaray iyadoo guulo waayeen ay gaareen kooxaha ugu awooda badan  qaarada Yurub Kooxda Spain ee ka dhisan ee Fc Barcelona ayaa 7-0 ku qaarajisay naadiga reer Scotland ...

Read More »

Manchester City 2-1 Manchester United Manchester Derby oo Sidaan kusoo Dhamaaday+Sawirro

Manchester City Iyo Pep Guardiola ayaa guul gaaray kulankii Manchester Derby iyadoo Manchester United iyo Jose Mourinho ay la kulmeen guuldaro weyn. Man United ayaa guuldareysatay kulankii ugu horeeyay horyaalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan iyadoo ay u tahay wax xanuun badan macalinka reer Portugal inuu guuldaro kala kulmo nin ay aad u xifaaltamaan ee Pep Guardiola halka United ay guuldaro wadno ...

Read More »