Ciyaaraha

Marcus Rashford: “Waan Ciyaari Karaa Numberka 10-aad ee kooxda Manchester United

Da’yarka kooxda Manchester United Marcus Rashford ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu ka ciyaaro booska Numbarka 10-aad ee Teamkiisa. Xidiga heerka caalami ee xulka dalka England ayaa ka ciyaara boosaska garbaha iyo weerarka tan iyo markii uu kasoo baxay Academy-da kooxda Manchester United. Wayne Rooney ayaa haatan ciyaara Numberka 10-aad ee kooxda Manchester Unted kaliyah waxaa ka ...

Read More »

Xidiga Dele Alli  oo Heshiis Cusub u Saxiixay kooxda Tottenham

Kooxda Tottenham ayaa heshiis cusub ka saxiixatay xidigeeda qadka dhexe ka ciyaara ee Dele Alli  heshiiskaas oo dhici doona xili ciyaareedka 2022-ka. Xidigaan heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska oo 20-jirka ah ayaa bandhig wanaagsna ku haysto Horyaalka dalka Ingiriiska isagoo kamid ah xidigaha uu soo saaray Macalin Mauricio Pochettino ninka reer Argentine. Dele Alli   oo weerarka dhexe ka ciyaara ayaa ...

Read More »