Ciyaaraha

Madaxweynaha La Liga Javier Tebas oo Jawaab kulul Siiyay Maamulka Kooxda Barcelona

Madaxweynaha La Liga Javier Tebas ayaa sheegay inay aad u dhibeyso dagaalka uu kula jiro Barcelona, wuxuuna Madaxweynaha Sheegay  inay dhaawacday go’aankii ay kooxda ku qaadacday ka soo qeygelida xafladii La Liga ee lagu gudoonsiiyay abaalmarinta Ciyaar Wanaaga. Afhayeenka kooxda Barcelona Josep Vives ayaa sharaxaad ku bixiyay in kooxda ay go’aan ku gaartay inaysan wakiilo u dirsanin xafladii abaalmarinada jariirada ...

Read More »

Vicente del Bosque oo ka Hadlay Arin uu Todobaadkaan Sameeyay Tababaraha Chelsea Conte

Tababarihii hore ee xulka qaranka Spain ee Vicente del Bosque ayaa Mourinho ku taageeray cabashadii uu ka muujiyay dabaal dega xad dhaafka ah ee Antonio Conte, wuxuuna sheegay in Mourinho uu ku saxsanaa hadalkii uu dhegta u saaray Conte. Tabaraha kooxda Manchester United  Mourinho ayaa dhigiisa Chelsea ee Antonio Conte ku eedeeyay in uu jamaahiirta Blues ku kiciyay si uu ...

Read More »