Ciyaaraha

Garsoorayaasha Dhexdhaxaadin Doona Kulamada Shanaad ee Champions Leaque oo La Shaaciyay

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa sidii caadada ahayd shaacisay garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada shanaad ee heerka Groupyada Champions Leaque-ga ee talaadada la ciyaari doono. Kulamada ugu xiisaha badan ee talaadada la ciyaari doono ayay ka mid yihiin Sporting Lisbon – Real Madrid, Sevilla FC – Juventus Turin iyo waliba Borussia Dortmund – Legia Warszawa. Real Madrid ayaa ...

Read More »