Ciyaaraha

Phil Jagielka : Xulka England waxa ay Gaari Karaan Meel Wanaagsan Ciyaaraha Uero 2016

Kaptan ku xigeenka xulka dalka England Phil Jagielka ayaa aaminsan in tayo wanaagsan ay leeyihiin xidigaha xulka dalka England taasina ay ka dhigan tahay in ay gaari karaan meel wanaagsan ciyaaraha  uero 2016 Xulka dalka England ayaa xalay ka adkaaday xulka dalka Lithuania kadib markii ay kaga adkaadeen 3:0 ciyaar ka dhacday dalka Lithuania waana Bandhigooda Ugu wanaagsan xulka Goolasha waxaa ...

Read More »

Borussia Dortmund oo beenisay wararka ku aadan dalabka kaga Yimid kooxda Barcelona

Kooxda Borussia Dortmund ayaa sheegtay in aysan jirin  wararka ku aadan in Barcelona ay iibsan doonto laacibka weerarka ka ciyaara ee Pierre-Emerick Aubameyang Agaasimaha ciyaaraha ee Kooxda Borussia Dortmund Michael Zorc ayaa hoos u dhigay wararka ku aadna in kooxda laga iibin doono xidiga heerka caalami ee xulka dalka Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang Kooxda Barcelona ayaa dhawaan shaacisay In ay ...

Read More »

Cesc Fabregas oo Qasaariyay Gool Kulaad xili uu xalay Spain u Saftay kulankii 100-aad

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Galbeedka London Chelsea Cesc Fabregas ayaa qasaariyay Gool kulaad xili uu xulka dalka Spain xalay u saftay kulankii 100-aaad Xulka dalka Spain ayaa xalay ka adkaaday xulka dalka Ukraine ciyaar xalay ka dhacday Magaalada Kiev ee dalka Ukraine Xidigaan ayaa Barbareeyay safashada wax ka badan 100-kulan oo xulka dalka Spain loo saftay isagoona Recordkaas ka ...

Read More »

Jurgen Klopp : Waa macalin wanaagsan oo wax badan ka Badali kara shaqada kooxda Liverpool

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Liverpool Adam Lallana ayaa la dhacsan In shaqada kooxda Liverpool loo dhiibay macalin Jurgen Klopp isagoona wax wanaagsan ka rajeeyay macalinka cusub Macalinka reer Germal Klopp ayaa shaqada kooxda Liverpool ka Badalay ninka Brendan Rodgers kasoo shaqada laga ceyriyay kadib bandhig xun uu kooxda kusoo Bandhigay xili ciyaareedyadii uu joogay 3-sano Lallana ayaa sugi la’a ...

Read More »

Xavi : Waxaan ogolaaday in aan ku biiro kooxda Manchester United

Laacibkii Hore ee kooxda Barcelona iyo xulka dalka Spain Xavi ayaa sheegay in uu ogolaaday in uu u dhaqaaqo Horyaalka dalka Ingiriiska isagoona ku biirayo midkood kooxaha Manchester United ama Liverpool Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain oo waqti wanaagsan ku qaatay Horyaalka dalka Spain gaar ahaan kooxda Barcelona ayaa markii dambe ku biiray kooxda dalka Qatar ka ciyaarta ...

Read More »

Joachim Low : Fursadihii uu Qasaariyay xidiga Marco Reus waa dhibaato Haysata xulka dalka Germany

Macalinka xulka dalka Germany Joachim Low ayaa ku Tilmaamay Fursadihii uu qasaariyay Laacibka xulka dalka Germany Marco Reus waxyaalaha ka qaldan xulka dalka Germany Difaacadayaasha koobka aduunka ee dalka Brazil lagu qabtay ayaa xalay 2:1 kaga adkaaday xulka dalka Georgia ciyaaraha Isreebreebla Uero 2016 oo xalay lagu qabtay dalka Germany Laacibka kooxda Borussia Dortmund Marco Reus  ayaa qasaariyay fursado loo ...

Read More »

Breden Rodgers oo lala xiriirinaayo shaqada kooxda Sunderland

Macalinkii laga ceyriyay shaqada kooxda Liverpool Breden Rodgers ayaa lala xiriirnayaa in uu qaban doono shaqada kooxda Sunderland kadib markii uu ku Fashilmay shaqada kooxda Liverpool Wararka  ka imaanaya dalka Ingiriiska ayaa Tilmaamaya in kooxda Sunderland ay dalab u Gudbisay macalinka shaqada aan Haynin ee Breden Rodgers Kadib markii Todobaadkii Hore laga ceyriyay shaqada kooxda Liverpool Sunderland ayaa wajahaysa waayo ...

Read More »

Klopp oo xiiseenaya weeraryahanka kooxda Beyer Munich Robert Lewandowski.

Macalinka cusub ee kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa dalab u direy kooxda BeYER Munich oo ku aadan dhaliyahooda Robert Lewandowski. Macalinkii Hore ee kooxda BVB oo horey macalin ugu soo Noqday xidiga heerka caalami ee xulka dalka Poland Robert Lewandowski. Ayuu haatan doonayaa in uu soo dhaqaajiyo Horyaalka dalka ingiriiska Majalada Sunday Mirrror ayaa ku waramaysa in macalinka reer Germany ...

Read More »