Baarlamaanka  oo Ansixiyay wax ka Bedel Lagu Sameeyay Xeer Maamul Xulida Bankiga Dhexe.

 

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Golaha shacabka ayaa ansixiyay dood dheer kadib wax ka bedel lagu sameeyay Xeer Maamul Xulida Guddiga Agaasinka Bankiga Dhexe.

In ka badan 30 xildhibaan ayaa isu qoray dooda, waxaaa hadlay ilaa dhowr xildhibaan oo si weyn ugu kala qeybsanaa xeerkan oo muran badan ka dhashay, laakiin waxaa soo dhex galay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh uu soo jeediyey in cod la geliyo iyo in kale, isagoo ku dooday in 30 xildhibaan ay qoran yihiin dooduna ay dheeraatay.

158 Xildhibaan ayaa ogolaaday, waxaa diiday 17 xildhibaan, wax ka aamusay malahan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*