Author Archives: cadnaan kapul

Ruux La Dilay Kadibna La Jarjaray oo Lagu Arkay Muqdisho!

Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa ruux Meyd ah islamrkaana la jarjaray oo xalay lagu arkey Degmadda Heliwaa ee Gobolka Banaadir. Ruuxa meydkiisa la helay ayaa wararku waxa ay sheegayaan in uu kamid ahaa Gacansatada Xaafadda Carta ee degmada Heliwaa. Waxaa la sheegay in Meydka ruuxaan lagu arkay gudaha Degmadda islamarkaana lagu dilay Baangad,kadiba lagu jarjaray. Marxuumka la dilay ayaa ...

Read More »

Kooxo Hubeysan oo Caawa Dilay Cusmaan Mursal

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo hubeysnaa oo Caawa degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ku dilay Nin Nabadoon ahaa. Dilkaa ayaa ka dhacay Xaafadda Godey oo kamid ah Xaafadaha ku yaala Degmada afgooye. Sid ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo afka soo duubtay ayaa toogtay Nabadoonka. Nabadoonka ayaa waxaa lagu Magacaabi Jiray Cusmaan Mursal waxaana uu ka Mid ahaa ...

Read More »

Raisulwasaare Kheyre oo Qaabilay Rosemary DiCarlo+Sawirro

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay madaxa waaxda siyaasadda iyo dhismaha nabadda qaramada midoobay (DPPA), Rosemary DiCarlo oo Muqdisho safar kusoo gaartay. Kulanka ayaa looga hadlay adkaynta xariirka Qaramada Midoobay iyo dawladda federaalka Soomaaliya, in si dhaw labada dhinac ay uga wada shaqeeyaan danaha ummadda Soomaaliyeed, in dawladda laga taageero dhismaha dawlanimada ...

Read More »

Akhriso:-Gudoomiye Mursal oo Magacaabis Sameeyay

Digreegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu magacaabay Lataliye sare oo dhinaca saxaafada ah uu yeelanayo Gudoomiyaha. Xilkaan ayaa loo magacaabay Liibaan Maxamed Xuseen, oo madax ka ahaa Tvga Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Askar Iyo Haween oo Caawa Lagu Dilay Afgooye!

Wararka ka imaanaya Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in suuqa degmadaas galabta lagu dilay seddex askari oo ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya iyo 3 Haween oo Suuqa ku Ganacsanayay. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal, kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa toogtay 3-da askari oo ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya waxaana durbabadiiba aqoonsaday qaar kamid ah haweenkii suuqa ...

Read More »

Maxkamadda CQS oo Xukuntay Askar Dil iyo Dhac Geysatay

Cabdulle iyo Dable Xoogga Maxamed Cadaan Cigale ayaa loo heystaa in ay dileen Marxuumiin Saciid Jaamac Cabdi iyo Nuur Maxamed Axmed oo si wada jir ah ugu safrayay waddada agfooye taarikhdu markey aheyd 25-ka bishaii 9-aad Sanadii 2018. Eedeysanayaal Dable Xoogga Xasan Maxamed Cabdulle iyo Dable Xoogga Maxamed Cadaan Cigale ayaa dhigtay jid-gooyo ay kaga qaadaan baad shacabka ku safraya ...

Read More »

War Deg Deg:-Axmed Woosh oo Goordhaweyd Lagu Dilay Muqdisho+Sawir

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd waxa ay dil ka geysteen Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Dilkaan ayaa ka dhacay degmadda Waabari ee Gobolka Banaadir. Sid aya inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo hubeysnaa ayaa dilay nin magaciisa lagu sheegay Axmed Cali Woosh oo ka Tirsnaa Nabadd Sugidda Soomaaliya sidoo kalana ahaa Gudoomiye Lameed. Goobjoogayaasha ayaa sidoo kale sheegay in axmed laga toogtay qeybaha ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo Beenisay in Hubkeeda Lagu Weeraray Kenya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay war ku saabsan in qoryihii lagu weereray Hoteella Dusitd2 ay lahaayeen ciidamadda Dowladda Soomaaliya. La-taliyaha Dhinaca Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Cabdi Siciid Muuse oo qoraal soo dhigay bartiisa Twitterka ayaa sheegay in aysan jirin hub ay leedahay Dowladda oo lagu weeraray Kenya. Waxa uu sheegay in shabaab ay meelo badan joogaan,islamarkaana ay helaan hubka. ...

Read More »

Axmed Madoobe oo La Kulmay Saraakiil Ka Tirsan Kenya+Sawirro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Taliska qaybta labaad ee howlgalka AMISOM. Madaxweynaha oo wali ku jira abaabulka howlgalka ka dhanka ah Argagixisada ayaa maanta booqday Taliskan oo ku yaala deegaanka Dhoobley. Madaxweynaha waxaa halkaas kusoo dhaweeyay Taliye ku xigeenka Taliska qaybta labaad Cornel Kuto iyo Sarakiisha kale Taliskan. Waxaa uu halkaas kula kulmay Sarakiisha ...

Read More »