Author Archives: cadnaan kapul

Maxaa Kala Socotaa Waxa Looga Hadlay Kulan Dhax Maray Duqa Muqisho Iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya + Sawirro

Duqa Caasimadda Muqdisho Cabdi Raxmaan Cumar Cusman (Eng Yariisow) ayaa Saakay oo Khamiis ah Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Oglan Baker. Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya ayaa maamulka Banaadir uga mahad celiyay kulankaasi, Eng Yariisow xafladdii uu u qabtay Shaqaalaha Turkiga ee ka howl gala magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda ...

Read More »

Marun Baa In Taliye Xuseen Cumar Muumin Uu Fududeeyay Maxaabiis Xoog Loogala Baxay Saldhiga Booliska Cadaado (Akhriso)

Faah faahino ayaa kasoo baxaya weerar khasaara dhaliyay oo kooxo hubeysan ay ku qaadeen saldhiga booliska magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Weerarka ayaa dhacay xalay saqdii dhaxe xili dadka degmada cadaado intooda badan ay jiifeen, kuwaa oo ku toosay jabaqda rasaas ay is dhaafsanayeen koox weerartay xarunta booliska degmada Cadaado iyo ciidamadii ku sugnaa saldhiga Booliska ee weerarka kala kulmay ...

Read More »

Qarax ay Ku Dhinteen Ciidamo Kenyaan ahaa oo Ka Dhacay Woqooyi bari

Sida uu daabacay Wargeyska the Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa sheegay in ku dhawaad 6 saraakiil ay kudhaawacmeen miino dhulka lagu aasay oo haleeshay gaari ay saarnaayeen kolonyo katirsan ciidamada Boliiska Kenya oo marayay deegaanka Masalani oo hoos yimaada magaalada Gaarisa oo waqooyi kabi dalka Kenya. Werarkaan ayaa la sheegay in uu dhacay xalay fiidkii islamarkaana lala eegtay ...

Read More »

Al-shabaab oo Sheegay in ay Dileen 15 Askari oo Ka Tirsanaa Galmudug

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Xarakada Al-shabaab iyo dadka deegaanka ayaa saakay ka dhacay  deegaanka Caad Degmadda Xarardheere ee Gobolka Mudug. Sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamadda Al-shabaab ay dadka deegaanka ka dalbadeen dhalinyaro u dagaalanta balse taasi ay u cuntami waysay dadka deegaanka. War kasoo baxay Al Shabaab ayey ku sheegeen inay si adag ...

Read More »

Australia oo Xirtay Haweeney Soomaali ah oo Lagu Eedeeyay Daacish-nimo

Wararka ka imaanaya dalka Australia ayaa sheegaya in ciidamada Police ka dalkaasi ay gacanta kusoo dhigeen haweeney soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay xariir la laheyd kooxda daacish islamarkaana haatan baaritaano dheeraad ah ay kusocdaan. Haweyneydaan ayaa magaceeda lagu sheegay Zainab Abdirahman Khaliif oo 23 sano jir isla markaana aheyd kalkaaliso caafimaad ayaa lagu soo oogay falkan ah in ...

Read More »

Al Shabaab Oo Sheegay Iney Ethiopia Ka Difaacayaan Dakadaha Farmaajo Uu Siiyay

War rasmi ah oo kasoo baxay hogaanka Xarakada Al Shabaab ayaa lagu sheegay in askartoodu ay joojiyeen dhismaha waddo isku xiri laheyd magaalada Hobyo iyo dalka Itoobiya oo laga dhisayay deegaaanno katirsan gobolka Mudug, sida lagu baahiyay warbaahinta Alqaacidda. Mas’uulka Al Shabaab ugu magacaaban  Gobolka Mudug Sheekh C/qaadir Abuu Cadnaan ayaa xaqiijiyay in ay ka war heleen qorshe dowladda Itoobiya ...

Read More »

Faah Faahin:- Qarax Iyo Dil Ka Dhacay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax iyo toogasho ka dhacday gudaha magaalada caasimada ah ee muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Waaberi ee magaalada muqdisho, waxaana loo adeegsaday sida dadka deegaanka ay sheegeen miino dhulka lagu aasay, walow wararka qaar ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa gaari marayay agagaarka Xaafada  Afizooni ee degmada Waaberi. Inta ...

Read More »

Gudoomiye Yariisoow Oo Ka Baxay Heshiisyo Ay Galeen Maamuladii Ka Horeeyay

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo saaray wareegto dib loogala noqday, isla markaana lagu baabi’iyey dhammaan heshiisyadii lagu bixiyey dhulka Jardiinooyinka. Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho. Markuu Arkay heshiisyadii lagu bixiyay dhulka jardiinooyinka ah ee ku yaal Isgoysyada Waddooyinka Laamiga ah ee Magaalada Muqdisho; isla markaasna uu hubsaday in ...

Read More »