Author Archives: cadnaan kapul

Dowladda Oo Xirtay Xafiiskii Maamulka Hawada Soomaaliya Ee Magaalada Neirobi

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si toos ah ula soo wareegi doonto hawada Dalka oo in muda ah laga maamulayay magaalada Neirobi ee dalkaasi Kenya sida lagu  sheegay bayaan ay soosaartay dowlada soomaaliya. Ururka caalami ahi ee duulista rayidka ee marka magaciisa lasoo gaabiyo looyaqaan  (ICAO) oo hoos taga hay’ada Qaramada Midoobey ayaa inka badan 25 sano maamuleysay hawada ...

Read More »

Booliska Tanzania Oo Xabsiga U Taxaabay Muwaadiniin Ay Soomaali Ku Jirto

Ciidamada Booliska dalka Tanzania ayaa sheegay in ay xabsiga dhigeyn dhalinyaro qaab aan sharci aheyn ku soo galay dalkaasi isla markaana baaritaan xoogan uu ku socdo dadkaasi. Laamaha amniga dalkaasi ayaa Dadkan lagu eedeeyay sida sharci darada ah iney ku galeen Tanzania ayaa waxaa tiro ahaan lagu sheegay 6 ruux kuwaa oo kasoo kala jeeda dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia kuwaa ...

Read More »

Wasaaradda Kaluumeeysiga Oo Digniin U Dirtay Kaluumeysatada Soomaaliyeed

  Digniintaan ka soo baxday Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Bada ayaa kusoo aadeysa  xili lagu guda jira  bad xiranka  taasi oo ay suura galtahay in kaluumeeysatada ay dhibaatooyinka kala kulmaan gudaha bada. haalkan ka soo baxay Wasaarada Kalumeysiga iyo Kheyraadka bada ayaa lagu sheegay in kaluumeeysatada Soomaaliyeed ay ka fijignaadan tagida meelaha  fof-fog ee Bada gudaheeda iyada oo la ogyahay  ...

Read More »

Hor Dhaca Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Dowladaha Soomaaliya Iyo Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo wafddi uu hoggaaminayo oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Kulan muddo saacado ah qaatay oo ay yeesheen mas’uuliyiinta lalabada dhinac ayaa waxay si weyn uga hadleen xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dal Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxyaabaha kulankooda diiradda lagu saaray ayna ...

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliland Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq

Iyadoo Weli Xiisado Colaadeed Ay Ka Taagan Yihiin Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sool Gaar Ahaanna Deegaanka Tukaraq Iyo Sidoo Kale Deegaanka Ceel-afweyn Ayaa Waxa isi Soo Taraya Baaqyada Nabadeed oo loo Jeedinayo Dhinacyada Isku Haya Deegaanadaasi. Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin Ayaa waxa Uu Baaq Nabadeed u Diray Dhinacyada Isku Haya Ceel-afweyn Iyo Deegaanka Tukaraq Oo Ka ...

Read More »

Xildhibaan Canab:- Shacabka Laasacaanood Waxaa Lagu Hayaa Mid La Mid Ah Gumeysiga Falastiin (Dhageyso)

Xildhibaanad  Canab Xasan Cilmi oo ah xildhibaan qaran kana so jeeda G/Sool ayaa sheegty in siyaasad iyo dano gaar ah laga leeyahay dagaalka ka socda G/Sool waxayna sheegtay inaan la aqbali doonin in la khsabo dadka reer Laasacaanood . Xidlhibaanada   ayaa ku baaqday in shacabka Laascaano laga dul qaado ciidamo Millatari ah oo ku dul habsaday kuwaas oo hoostaga maamulka ...

Read More »

Shacabka Muqdisho Ciidan Ma Dareemin Farxada Ciidul Fitriga + (Sababta)

Magaalada Muqdisho ayaa ciidan ku soo dhaweysay Shacabka ku nool  wadooyinka oo xiran iyadoo wadooyinka lagu arkayo caruur waalidiinta dhalay ay la lugeynayaan laamiyada Muqdisho. Carruurta Muqdisho ayaa ciidan u ahayd mid aysan ka muuqan farxad iyo fantasiyo ay ku muujinayaan dareen farxadeed oo ay ciida ugu dabaaldagayaan maadama aanaan jirin gaadiid ka shaqeynaya dagmooyinka gobalka, sido kale majirin gadiid ...

Read More »