Author Archives: cadnaan kapul

Maxaa Kala Socotaa Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Itoopiya (Akhriso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Adis Ababa ee Dalka Itoobiya, iyadoo ay Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyeen Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Itoobiya. Mudane Farmaajo ayaa Magaalada Adis-ababa kaga qeyb galaya Shirkii 33-aad ee Hoggaamiyayaasha Wadamada ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD, waxana shir guddoominaya RW Itoobiya Abiye Axmed. Ajendayaasha looga hadlayo Shirka IGAD waxaa ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Goordhaw Ka Duulay Garoonka Muqdisho

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya. Shir ay isugu imaanayaan Madaxda IGAD ayaa lagu wadaa inuu ka dhaco magaalada Addis Ababa, kaasi oo looga hadli doono xaalada dalka Eriteria iyo sidii uu mar kale xubin uga noqon lahaa ...

Read More »

Xog ku Saabsan Kooxo Hubeysan Oo Qatar Xoogan Ku Haya Banaanka Hore Garoonka Aadan Cade

War kasoo baxay Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Soomaaliya ee uu ku baahiyay barta uu baraha bulshada ay ku xiriirto ayuu kaga hadlay qodobo ay kamid yihiid dhac loo geysto shacabka isticmaala wadada marta afaafka hore Garoonka Diyaaraha iyo Nadaafad la aan ka jirta gudaha Garoonka. Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay ...

Read More »

Dowladda oo War Kasoo Saartay 5 Maalin Kadib 69 Qof Oo Al shabaab Gacanta U Galay

Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Shan maalin kadib odayaaal Gaaraya ilaaa 70 oo Xoogaga Al shabaaab ka wateen deegaanka Gal-qoryaale oo hoos yimaada Degmda Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Hogaaanka Ciidamada dowladda ee gobalka Galgaduud ayaa dedaallo xooggan ugu jira sidii ay xorriyaddooda u heli lahaayeen ku dhawaad 70 Qof oo u badan Odayaal, kuwaas oo ay Al-Shabaab maalmo ka ...

Read More »

DEG DEG: Jug Xoogan Oo Laga maqlay Magaalada Qardho Iyo Khasaare Ka Dhashay

Warar kala duwan ayaaa kasoo baxaya Jug Xoogan oo laga maqlay Xaafadaha Kala duwan ee Magaalada Qardho Xarunta gobolka Karkaar ee Puntland. Goobgooge Ku Sugan Magaalada Ayaa Simba u sheegay in laga maqlay magaalada Juq Xoogan oo ka dhax dhacday goob lagu dhax farsameeyo gadiidka oo garaaash ah, balse uusan cadeyn karin Qaraxa ka dhax dhacay meesha waxa sababay. Inta la ...

Read More »

Mid Kamid Ah Dowladaha Yurub Oo Dib Usoo Celinaya Kumanaan Qaxooti Soomaaliyeed.

Dowlada Norwey ayaa sheegay in ay dib u celin doonto Qaxooti Soomaaliyeed oo dhawaan ku noolaa xeryo qaxooti oo mudooyinkii ugu dambeeyay lagu hayay. Hadalkan kasoo baxay Norwey ayaa lagu sheegay 1,600 oo qaxooti Soomaaliyeed ay dhawaan ku celin doonaan dalkii ay kolhore kayimaadeen maadaama haatan xaalada amni ee guud ahaan dalka uu yahay mid aad usoo hagaagay Dhinaca kale ...

Read More »

Weeraro Xoogan Oo Laga Cabsi Qabo Iney Ka Dhacaan Kenya Iyo Iskuulo Badan Oo Albaabada La Iskugu Dhuftay

Wararka ka imanaaya dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay xireen dhowr Iskuul oo ku yaal deegaanka Laamu ee dalkaasi cabsi laga qabo in ay Alshabab ka geystaan weeraro gudaha deegaankaasi. Afhayeen u hadlay ciidamada amaanka deegaanka Laamu ayaa sheegay in ay heleen xogo ku aadan in Al shabaab ay weeraro ka geysan rabaan gudaha deegaankaasi gaar ahaan goobaha ...

Read More »

DEG DEG: Dab Xoogan Oo Ka Kacay Duleedka Muqdisho

Faah faahino hor dhac ah ayaa laga helayaa dab xoogan oo goordhaw ka kacay kaam ku taal deegaanka Tabeelaha ee duleedka magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa Simba u sheegay dabka inuu kusii fidayo gudaha Kaamka, maadaama wali aysan soo gaarin goobta gadiidka dabdamiska maamulka gobalka iyo shirahada ganacsi ee Muqdisho. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sido kale sheegaya ...

Read More »

Galmudug Oo War Ka Soo Saartay Nolasha 70 Oday Oo Al Shabaab Gacanta Ku Heyso + Dhageyso

Masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug ayaa war kasoo saaray halka ay ku danbeeyaan 70 oday oo Ciidamada Al shabaab ay ka wateen deegaano hoos yimaada magaalada Guriceel ee gobalka galgaduud. Mursal xeefoow oo kamid ah masuuliyiinta Galmudug oo la hadlay Idaacada Simba ayaa faah faahin ka bixiyay sababta keentay Al shabaab iney afduubtaan odayaashaasha, waxuu sheegay arinta la xiriirta odayaasha iney ...

Read More »