Author Archives: cadnaan kapul

Dowladda Soomaaliya oo Amartay in dalka Ka Baxo Nicholas Haysom

Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay Xoghayaha Guud ee Q.M in Wakiilka Gaarka Ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom in aan Soomaaliya laga rabin  isla markaana uusan ka shaqayn karin. Halkan Hoose ka Akhriso War-saxafadeedka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS “Maanta oo ay taariikhdu tahay 1da Janaayo 2019ka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo xiganaysa heshiisyada caalamiga ...

Read More »

Shabaab oo Shaaciyay Magaca Ninkii Isku Qarxiyay Tiyaatarka

Xarakadda Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyay meel ku dhow xarunta Tiyaatarta Qaranka Soomaaliyeed 22-kii bishaan. Warbaahinta shabaab ayaa baahisay in weerarkaas uu fuliyay Jamaal Jeyllaani oo ka dhashay Beesha Murusade gaar ahaan jufada Habar Ceyne. Shabaab waxa ay sheegeen in dagaalyahankaas uu beegsaday mid kamid ah kontorooladda laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya, khasaarana uu dhaliyay qaraxa. ...

Read More »

Xildhibaan Goordhaweyd Ku Geeriyooday Magaaladda Muqdisho

Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Alla ha unaxariisto Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle Col. Ruush oo kamid ahaa baarlamaanka Soomaaliya ayaa u geeriyooday xanuun wadnaha oo soo wajahay. Ruush ayaa kamid ahaa guddiga dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale waxa uu kamid ahaa siyaasiyiinta ugu caansan Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, wuxuuna ahaa ...

Read More »

Maxaa Ka Jira in Xilkii Laga Qaaday Madaxii Xukuumadda Galmudug?

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa beeniyay warar been abuur ah oo ay Facebook la wareejinayaan qolyaha diidan jiritaanka iyo hormarka Galmudug kaas oo ah in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf uu xilkii ka qaaday Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Waxa uu xafiiska Madaxweynaha Galmudug u xaqiijinaya shacabka reer Galmudug in ay waraaqda la wareejinayo Facebook been abuur tahay Dacaayadaas ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in La Burburiyay Saldhigii Qaraxyadda Shabaab

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay gudaha degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe. Howlgalka ayaa laga fuliyay Xarun tababar Al-shabaab ay ku lahayeen gudaha Magaalada Jilib ee Xarunta Gobolka Jubbada Dhaxe. Taliyaha qeybta 43Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  General Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada ...

Read More »

Puntland oo Madax Dowladda Ka Mamnuucday Deeganadda Maamulkaas

Maamulka Puntland ayaa mamnuucay inta doorashadu dhacayso in ay Puntland soo galaan shaqaalaha dowlada Federalka soomaaliya,sida Wasiirada ,Agaasimayaasha ,Saraakiisha ciidanka iyo howlwadeenadda Madaxtooyada Soomaaliya. Sidoo kale Puntland ayaa mamnuucday In lala soo galo lacag kaash ah Garoomada diyaaradaha iyo baraha kantaroolada. Ugu dambeyntii Diyaaradaha imaanaya Puntland ayaa lagu amray in soo gudbiyaan liiska dadka ay sidaan inta aysan Muqdisho ka ...

Read More »

Ninkii Dilay Shiikh Madeer Madgaab oo Saakay La Toogtay

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Somalia ayaa ku toogatay Gacan Ku Dhiigle Alshabaab ka tirsanaa Fagaaraha Maanyafuulka ee Duleedka Baydhabo. Maxamad Aadan Cali Booroow oo 15/6/2017 ku dilay Masjid ku yaala Baydhabo, Sh Madeer Madgaab Caliyow xilli uu Taraawiix ku jiray ayeey kol hore Maxkamadda Ciidamaddu ku xukuntay toogasho. Gudoomiyaha Maxkamadda Col Xasan Cali Nuur Shuute ayaa goobjoog ka ahaa ...

Read More »

Akhriso:-Taliyayaal La Magacaabay Kuwa Kulana Xilla Laga Qaaday

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Daahir aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa sameeyay magacaabis iyo xil ka qaadis saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka. Taliyaha Qeybta 12 April Ee CXD ayaa Waxaa loo magacaabay Sarreye Guuto tabane Axmed Maxamed . Abaanduulaha Qeybta 12 April Ee CXD waxaa loo magacaabay Gaashaanle Sare C/salaan aadan kurjow, sidoo kale Waxaa xilka laga Qaaday Taliyahii ...

Read More »

Dowladda Oo War Kasoo Saartay Howlgalo Ka Dhan Ah Al Shabaab Iyo Shaqsiyaad Kale Oo ……

Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saaray howlgalo ka dhacay Waddada isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo xarunta KMG maamulka Koofur galbeed ee Baydhabo. Taliyaha Ururka 35-aad Guutadda 7-aad qeybta 60-aad ee Ciidamada dowladda Korneyl; Maxamed Caraaye “Foofoo” ayaa warbaahinta u sheegay in howl-galkaasi uu ku wajahnaa la dagaallanka Xoogaga Al Shabaab iyo rag ku labisan tuutaha ciidamada dowladda oo dhac ka ...

Read More »