Arsene Wenger oo Aaminsan in  Jack Wilshere uu Noqon Doono Macalinka Arsenal

Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa aaminsan In xidiga qadka dhexe ee Jack Wilshere mar un uu noqon doono macalinka kooxda Arsenal.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka England ayaa si amaah ah ku qaadanaya kooxda Bournemout inta ka dhiman ciyareedkan xili mudooyinkii dambe uu la daala dhacayay dhaawacyo.

Laakin macalinka Arsenal Wenger ayaa aamisan in Jack Wilshere uu noqon doono macalinka kooxda arsenal markuu ka fariisto ciyaaraha. kubada Cagta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*