Arsenal oo Wadahadal La Fureysa Xidiga Inter Milan Mauro Icardi

Kaptanka kooxda Inter Milan Mauro Icardi ayaa ku dhow in uu wadahadal la furto kooxda Arsenal ee ku ciyaarta Garoonka Emirates Stadium sida maanta Lagu daabacay Sky Sport Italia.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Argentine oo 23-jir ayaa lagu heli karaa lacago gaaraya €50-70 million lacagaha inter Milan ay ku fasaxayo ayaa lagu sheegay ugu dambeyn €94m.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*