Arsenal iyo Manchester United oo ku Dagaalamaya Saxiixa Xidiga Yaya Toure

Kooxaha Arsenal iyo Manchester United ayaa ku dagaalamaya saxiixa xidigah qadka dhexe ee kooxda Manchester City Yaya Toure sida uu shaaciyay  Sky Sports.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Ivory Coast ayaa waayay kalsoonida macalinka cusub ee kooxda Manchester City Pep Guardiola oo fursad  siin waayay xidigaan.

Sidoo kale Xidiga Yaya Toure ayaa laga saaray Ciyaartoyda Manchester City u matalaya koobka Horyaalada Yurub ee Champions League wakiilkiisa Dimitri Seluk, ayaa xaqiijiyay in kooxo kale oo tayo wanaagsn ay lasoo xiriireen laacibkaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*