Guddiga xaduudaha iyo doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa isbadal ku sameeyay waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxwaynaha iyo tan Guddoonka Baarlamanka Jubbaland.
War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga ayaa lagu shaaciyay xiliga rasmiga ah ee dhceyso doorashada Madaxwaynaha iyo tan Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland.
Halkaan ka Aqriso Jadwalka doorashada Jubblanad.