Andres Iniesta oo Amaan usoo jeediyay Xidiga Lionel Messi

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa aaminsan in Lione Messi uu Yahay laacib Cajiib hadii uusan dhalin xitaa wax Goolal ah,

28-jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Argentine ayaa dib kaga soo laabtay dhaawac soo gaaray bishii September laakin Barcelona ayaan xidigaan Tabin iyadoona kooxda ay Hogaamiyeen xidigaha kala ah Neymar iyo Luis Suarez

Dhanka kale Xidigaan ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisa Kulankii ay la ciyaareen kooxda Real Madrid isagoona shabaqada soo Taabtay kulamadii ay la ciyaareen kooxaha kala ah AS Roma iyo Real Sociedad,

Andres Iniesta : Haduusan Goolal dhalin xitaa waa xidig cajiib ah,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.