doorasho-1

Akhriso:- Xilka Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Shaqsiyaadka u tartamaya

Waxaa iminka socoto qaban qaabadi ugu danbeysay ee logu diyaar garoobayo doorashad amaanta dhaceyso.

Waxaa siw eyn loo adkeeyay amaanka wadooyin ka agdhow xarunta golaha shacabka oo ay Baarlamaanka ku shiraan waxana waxana wadada hor marta Dhismaha Xarunta Golaha shacabka la dhigay ciidamo fara badna oo ka tirsan kuwa Nabad sugida soomaaliya.

Waxaa Maanta dhaceyso Doorashada Guddooomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Waxaan idiin soo gudbineynaa Musharixiinta u taagan ama u tartamaya sida ay kaga qeyb qaadan lahayeen doorashada Xilka Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka.

Xilka Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka waxaa u tartamaya 10 Musharax, waxaana ay kala yihiin:-

 

1.C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.

 

2.Mahad Cabdalla Cawad.

 

3.Burhaan Aadan Cumar.

 

4.C/laahi Xuseen Cali (Cabdalla)

 

5.Dr. Xuseen Cabdi Cilmi.

 

6.C/wali Maxamed Qanyare.

 

7.C/laahi Goodax Barre.

 

8.Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.

 

9.C/wali Ibraahim Aadan(Ibbi)

 

10.Maryan Axmed Haaruun

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*