Akhriso:-Saciid Dani oo Joojiyay Daabacaada Lacagta Kunka Shilin

Warqad kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillahi Dani ayaa lagu joojiyay daabacaada lacagta kunka shilin ee Soomaaliga ah taasoo maamulkii isaga ka horeeyay uu soo daabici jiray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.