Akhriso:-Raisulwasaare Kheyre oo Magacaabay Guddi Qaran

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka.

Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay ka mid yihiin 8 Wasiir, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Hanti dhowraha Guud iyo Xeer Ilaaliyaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.