Akhriso:-Musharixiinta Jubba-land oo Ku Dhawaaqay Liis Kale oo Xildhibaano ah

Guddiga doorashada Maamulka Jubaland ee Golaha bad-baadada oo Musharixiinta Jubbaland ku mideysan yihiin ayaa saakay ku dhawaaqay xubnaha baarlamaanka 2-aad ee Jubba-land tira ahaana ah 75 xildhibaan.

Liiskaan ayaa ka hor imaanaya Liiskii Xildhibaanadii xalay la shaaciyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.