Akhriso:-Maxkamadda Sare ee Somali-land Oo War ka soo saartay Doorashadii Shir-guddoonka Golaha Wakiilada

Maxkamadda Sare ee Maamulka Somalii-land ayaa  go’aankan soo saartay dacwadii uu Xildhibaan Talyanle u gudbiyay ee Doorashadii Shir-guddoonka Golaha Wakiilada.

Maxakmadda ayaa Amartay  in la hakiyo Shirarka Golaha Wakiiladda Maamulka Somali-land, islamarkaana ay xalin doono maxakamddU arrimaha muranka ka taagan Doorashadii Golaha Wakiilada ee dhawana ka dhacday magaalada Hargeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*