Akhriso:-Madaxweyne Saciid Dani oo Magacaabay Golihiisa Wasiiradda

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa caawa Shaaciyay Magacyadda Golihiisa wasiiradda Maamulka Puntland.

Wasiiradda la Magacaabay ayaa ka kooban 18, 18 wasiir Ku-xigeen iyo 8 wasiiru Dowle

1 – Cawil Sh. Xaamud – Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha diinta

2 – Maxamed Cabdiraxman dhabancad – Wasiirka Arimaha Gudaha, Fedraalka iyo dimuqraadiyadda

3 – Cabdisamad Maxamed gallan – Wasiirka Amniga

4 – Xasan Shire Abgaal – Wasiirka Maaliyadda

5 – Cabdiqafar cilmi xaange – Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta dhaqaalaha.

6 – Cabdulahi maxamed xasan – Wasiirka Waxbarashada

7 – Jaamac faarax xasan – Wasiirka Caafimadka.

8 – Axmed bashiir muuse – Wasiirka Howlaha Guud

9 – Maxamed cabdi Cismaan – Wasiirka Dekedaha

10 – xuseen cismaan gabiley – Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada.

11 – Aamino cismaan xaaji jaamac – Wasiirka Haweenka.

12 – Cali xasan axmed sabaarey – Wasiirka Warfaafinta.

13 – siciid Cisman aadan fiisigis – Wasiirka Xanaanada Xoolaha.

14 – Ismaaciil diiriye gamadiid – Wasiirka deegaanka

15 – Cabdulahi cabdi xirsi -Wasiirka Ganacsiga.

16 – Faarax maxamud cawash – Wasiirka Kaluumeysiga.

17 – jaamac faarax muuse – Wasiirka Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

18 – Axmed maxamed yusuf taaraan – Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha.

Wasiir kuxigeenada Maamulka Puntland

1- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda & Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax

2- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed

3- Wasiir kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil.

4- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise.

5- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud.

6- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte

7-Wasiir kuxigeenka Caamaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi

8-Wasiir kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi

9-Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed

10- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur

11- Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi

12- Wasiir kuxigeenka Warfaanta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax

13- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali

14- Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil.

15- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden

16- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud

17- Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi

18- Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi

Wasiiru dowlayaasha Puntland.

1- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac

2- Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle

3- Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan

4- Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim

5- Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke.

6- Wasiiru dowlaha Caamaadka Sayid Cumar Guuleed

7- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xassan Kiili.

8- Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha & Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.