Akhriso:-Jadwalka Doorshadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*