Akhriso:-Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug

Guddiga doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay jadwalka doorashada, waxayna musharixiinta ugu baaqeen in ay isdiiwaan galin karaan laga bilaabo maanta ilaa 5 bishan.

Gudoomiyaha Guddiga doorashada Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle ayaa sheegay in doorashada Madaxweynuhu dhaceyso 10ka bishaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*