Akhriso:-Hanaanka Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug

Guddiga qaban-qaabada Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada oo dhawaan ka dhacaysa Magaaada Cadaado.

Guddiga ayaa sheegay in 21-ka bisha March ay dhici doonto doorashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.