Akhriso:-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Taageeray Heshiiska Shirkadda DP World

Golaha wakiiladda Maamulka Somali-land oo maanta kulan ku yeeshay magaaladda Hargeysa ayaa taageeray heshiiskii seddex geesoodka ahaa ee Dekadda Magaaladda berbera maamulka Somali-land, Shirkadda DP World ee dalka imaaraadka Carabta, iyo Dowladda Ethopia.

Wakiiladu waxa ay canbaareeyeen xeerkii ay shalay soo saareen Xildhibaanadda Golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaliya, kaasi oo lagu joojiyay heshiiska, sidoo kalana dalka loogu mamnuucay shirkadda Dekaddaha DP World.

Halkaan Hoose ka Akhriso qoraalka kasoo baxay Golaha wakiiladda Somali-land.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*